Re: puntlanders and jubbalanders come in
Posted: Fri Oct 31, 2014 1:25 am
Welcome Party for President Abdiweli Mohamed Ali Gaas - London 2014
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Dalka dib ugu soo laabtay Garoowe
(Pi Garoowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayey safar shaqana ugu maqnaa dalka Dibadiisa Gaar ahaan Dalalka Ingiriiska ,Ethopia iyo isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland.
Madaxweynaha iyo Wafdiga uu Hogaaminayey ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garowe si weyn ugu soo dhoweeyey Madaxweyne Ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey,Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire,Golayaasha Dawladda Puntland,Saraakiil katirsan madaxtooyada Dawladda Puntland iyo saraakiisha sare ee ciidamada Puntland.
http://puntlandi.com/sawirro-madaxweyna ... e-sawirro/
Garowe- 2 Nov. 2014 (Puntlandi.com) President Abdiwali Gaas met to day (Sunday, 2 Nov.2014) with the Danish Ambassador to Somalia, Ambassador Geert Aagaard Andersen. During the meeting, the President discussed with the ambassador the upcoming New Deal conference in Copenhegan which will begin on Novembar 19,2014. Presiden and Ambassador discussed a number of important issues for Puntland and Somalia, including the upcoming New Deal conference for reconstruction and development of Somalia,”Puntland is attending the conference with its own name and status, Puntlandi reports.
Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo Daah furay xarun cusub oo Kubadda iyo Jimicsiga ka kooban
Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdilaahi Camey ayaa daah-furay xarunta Classic Stadium & Fitness Cente oo dhowaan laga hirgaliyay magalo madaxda Puntland ee Garowe.
Furitaanka xaruntan waxaa kasoo qayb galay Afhayeenka Baarlamaanka, Gudoomiyaha Gobalka Nugaal, Gudoomiyaha Sportska Gobalka Nugaa,Wasiiro, Xildhibaano, Bahda Sportska Gobalka iyo marti sharaf kale.
http://www.puntlandtoday.com/madaxwayne ... e-sawirro/
Garowe(pp) Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula qaatay Agaasimayaasha Guud ee 12-Wasaaradood oo uu 8-Oc-2014 ku soo magacaabay Digreeto 13-Agaasimayaal Guud .
Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta ka qeybgalay shir ku saabsan ka hortaga iyo yareynta Tacadiga ku saleysan Jinsiga oo lagu qabtay Magaalada Garowe,
Shirkan oo ay soo qaabisay Hay;ada GRT oo kaa shaneysa Wasaarada haweenka iyo Hay’ada Unicef oo Maanta lagu qabtay Magaalada Garowe,ayaa waxaa ka soo qeybgalay xubno ka Tirsan golaha Wasiirada Dowlada,Xildhibaanada Baarlamaanka,Ururada haweenka,dhaqaatiirtka Caafimaadka,iyo haween ka socday Xarumaha Barakacayaasha Ku yaala Magaalada Garowe, Ujeedka kulankan ayaa waxaa lagu sheegay inuu ahaa mid lagu falanqeynayay qaabka laysaga kaashan karo ka hortaga iyo yareynta tacadiga ku saleysan jinsiga oo xiliyada qar ka mid ah qeybo ka mid ah degaanada Puntland.
http://raadraacnews.com/Raadraacnews/20 ... Au2Kb.dpbs
Wariye Mukhtaar Axmed Maxamud Oo Ka Mid Ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed Gaar Ahaan Telefiishanka Qaranka Soomaaliyeed Oo Dhawaanahan Booqasho Ku Joogay Qaybo Kamid Ah Deegaanada Gobolka Sanaag Ayaa Muqaallo Xiiso Badan Ka Soo Diyaariyey Deegaanadasi Waxana Ka Mid Ducument Uu Ugu Magacdaray ”Almadow The Forgotten Paradise ”