Re: puntlanders and jubbalanders come in
Posted: Thu Nov 27, 2014 3:27 pm
Madaxwaynaha Puntland Oo Boosaaso Lagusoo Dhoweeyay
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
i'm guessing president faroole's formation of the political parties are void, right?thegoodshepherd wrote:They need to hurry up with the planning of the elections, 2019 is only four years away.
Puntland's population is majority pastoral, and it will take a lot of work to make sure all of those people are bio-metrically registered, and given ID cards.
Great work so far
I think there should be as many political parties as possible. More competition and more dynamic.HusseinHassan wrote: i'm guessing president faroole's formation of the political parties are void, right?
if that's so, then new officially recognized political parties that meet the requirements have to be formed.
i don't think unlimited political parties will be accepted.thegoodshepherd wrote:I think there should be as many political parties as possible. More competition and more dynamic.HusseinHassan wrote: i'm guessing president faroole's formation of the political parties are void, right?
if that's so, then new officially recognized political parties that meet the requirements have to be formed.
I also think we should transition away from a presidential system to a parliamentary one, where the President is grilled every weak by parliament.
No, we have to have many parties so that clans are divided up and made weaker. The fewer parties there are, the more likely that they will represent one clan.HusseinHassan wrote:
i don't think unlimited political parties will be accepted.
there will be requirements put in place to curb the amount of political parties running around causing confusion.
maximum of 5 political parties (representing the white star with the 5 point) should be allowed.
there should also be two chambers in parliament; the house of elders (upper chamber) & the house of representatives (lower chamber).
the number of parliamentarians should be expanded to 114 members (matching the 114 chapters of the quran).
the same goes for jubbaland.
(Pi Garoowe) Dowlada Puntland ayaa ku guulaytay inay dhisto wado cusub oo laami ah oo loogu magac daray Dr Cabdi Xasan Jimcaale oo ahaa allaha unaxariistee wasiirkii hore ee dastuurka iyo arrimaha federalka Puntland. Wadadaan oo dhawaan xariga laga jaridoono ayaa dhererkeedu wuxuu yahay 1km iyo 100m, waxaana 31-dii bishii julay ee sanadkaan dhagax dhigay madaxweynaha dowlada Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas.
http://puntlandi.com/sawirro-dhageyso-d ... a-garoowe/
(Pi Garoowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee Maanta Duleedka Magaalada Boosaaso gaar ahaan Togga Baalade oo xiga dhanka Qorax u dhaca ku booqday Ganacsato reer Puntland ah oo halkaasi ku dhaqda Geel islamarkaana Caanaha ay ka soo lisaan u iibkeena Gudaha Magaalada Boosaaso.
http://puntlandi.com/sawirro-madaxweyna ... ga-bosaso/
Nalalka Cadceeda ku shaqeeya ee dhowaan laga hirgaliyay magaalada Gaalkacyo ayaa kor u qaaday Bilcda iyo amaanka magaalada Gaalkacyo,oo isbadal amni iyo hormar laga dareemayay Lixdii bilood ee tagtay. Marka aad dhexmarto habeenkii magaalada ayaa waxaa idhahyaagu ay qabanayaan Muuqaalka qurxoon ee Layrarku ay kuso kordhiyeen magaalada,waxaana Ganacsatada oo ka faa’iidaysanaya Layayrarka ay waqti dheeri ah u dareen Ganacsigiida xilliga habeenkii,waxaana jira Maqaayado shaqeeya habeen iyo maalin oo aan la xirin.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 2-12-2014 booqasho ku tegay Magaalada Galgala oo dhawaan ay si buuxda ciidamada Puntland ugala wareegeen Malayshiyo katirsan ururka argagixisada ah ee Al-shabaab. Booqashada Madaxweyne Gaas uu ku tagay magaalada Galgala ayaa waxaa ku wehliyey qaar kamid ah Golaha Wasiirada Puntland ,Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland ,saraakil katirsan ciidanka Puntland iyo masuuliyiin kale.
http://puntlandi.com/madaxweyne-gaas-oo ... -sawirada/
http://puntlandi.com/daawo-sawiro-dheer ... a-galgala/
quoting from another thread by quark.quark wrote:Garoowe(RBC Radio) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gelinkii dambe ee shalay ka qeyb galay Xaflad balaaran
oo lagu furayey Todobaadka Dhaqanka iyo Hal-abuurka Jaamacada PSU ee Garoowe.
Xafladaan ayaa waxaa sidookale ka soo qeyb galay Wasiiro katirsan xukuumada Puntland, Waxgarad, Xildhibaano, Dhalinyaro, Haween iyo dhammaan ardayda waxkabarata jaamacada PSU oo kamid ah jaamacadaha ku yaal Puntland.
Todobaadka Dhaqanka iyo Hal-abuurka oo ah barnaamij dhaqameed lagu tartansiiyo ardayda dhigata kulliyadaha Jaamacada PSU ayaa ardaydu waxa ay ku soo bandhigeen madasha hiddaha iyo dhaqanka soo jireenka ah ee Soomaaliya caanka ku tahay.
Ardayda ayaa ku tartamaysay Qur’aan, Xadiis, Suugaan, Cilmibaaris, Hiddaha iyo Dhaqanka, Hal-abuur, Ciyaaraha Kubada cagta waxana halku dhiga barnaamijku uu ahaa ‘’PSU waxay u taagan tahay soo noolaynta dhaqanka iyo hiddaha soomaaliyeed’’.
G_2362.jpg.pagespeed.ic.7PveP7KczH.jpg[/img]