Page 7 of 9
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 12:46 am
by Voltage
Xoogsade are you not the one who spread some beef on Snet and is this not why you and Sadeboi had that exchange in the private SCC to understand why you daily insulted Farax Taano?
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 1:00 am
by sadeboi
Shanka, walaal ruunti wax dhib ah ma dhexyaalo taano iyo hiiraale ama beelaha reer-diini. Ee waxaa weeye shaqsiyaal kaso jeedo reer-koshin iyo reer-dalal oo s.net ku jirro aya cuqdad ku jirta cuqdad eey uu qabbaan reer-siyaad. Ninka xoogsade isku wacco waa ninka taano malinkasto ceeynjirey sabab la'aan oo marki la weydiyo maxaad u necebtahay ninkaan jawaab bixin waaye, ina adeer-kiis caaqa ah ee warsame isku wacco mar bu qolka private intu so galley kuso qorrey "reer-siyaad iyo wagerdhac waa fidnada marexaan dhibaato oo dhan ayaka labadaas ba sameeyaan," tan xun oo habergiderta iska ah ee qule qurac dee cuqdadey uu qabto reer-siyaad wax hada cusub ma aho, oo xata in this topic waxey tiri "taano ma aqaanin lakiin reer-siyaad bu kaso jeeda so therefore he is stupid and cannot lead." Marka dadkaan weeye waxa cuqdad reer-siyaad qabo, ee qof kalo ma'aho.
Voltage, some people write without thinking.
Cadaw Marexaan ma jirre, ee waa adiga iyo ina-adeerka waxa fidnadaan bilaawey, cuqdad iska saara ama u dhimta wax igama gallin.
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 10:35 am
by xoogSADE14
[quote="Voltage"]Xoogsade are you not the one who spread some beef on Snet and is this not why you and Sadeboi had that exchange in the private SCC to understand why you daily insulted Farax Taano?[/quote]
I don't ever remember insulting Ina Taano personally the way you and your brother have insulted my entire family on account of a disagreement you had with WG.
I have a right to disagree with Ina Taano, based on his policies and beliefs. "Cuqdad reer siyaad baad qabtaa" baad afka ka barateene bal soo cadeeya hal meeloon Reer Siyaad ku caayay markaad idinkoo labo ah WG isugu tageeyseen ood weliba cideeydoo dhan uwada gafeeyseen?
Ragu wuu is yaqaan oo meeshaan hadan kumaan cusbi ee midkaan yaree kula dhashay wax iskula har dheh, yuusana isku qaldan qofka ka meer meereeysanaaya iyo kan ka gabanaaya.
Teeda I kept all of my criticisms of Ina Taano to our private place but you and your brother had to blast everything all over somnet to the point that even idiots like that shaanshi fuck and hiiraanboy are asking us about it as if theres a big war coming up. Why did you guys do that?
Soomaalidu horeey waxeey utiri "nin kaa weeyn hortaa buu xanaaqaa" laakiinse anigii idinka wada weeynaa oo idinka waayo aragsanaa idinkana xog ogaal sanaa baa gaabsanayaa oo weliba WG ceshay markaasaad adna waxaad celin la'dahay kii kaa yaraa.
p.s. "Cuqdad baad qabtaa" Anigaa idinkaga xaq leh inaan idin iraahdo ileen Soomaaloo dhan weey aragtaa inaad ninkii Mareexaan ugu yaraan todobada jeer badbaadshay aad maanta kaga soo horjeesateen just because you think you might have found a guy from your sub-clan who could possibly replace him. Laakiinse ilaaheey baa mahadlahoo Mareexaan boqolkiiba shagaashan cuqdadi kuma jirto danta Mareexaana ninka ugu haboon uu fulin kara weey ogiyihiin weeyna ku daba feeyshan yihiin.
Caqli ka xun malaha nin cadowga Mareexaan ushaqeeynaaya inaad ku raacdo "hebel buu iga xigaa".
p.s.s. This is my last response to this issue in this place. Hadaad war kale sii qabtaaan meesheenii na'isugu kaaya keena.
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 12:35 pm
by sadeboi
Calaacal ha ila imaanin.
Was it not you who would come on here and mention things such as "Jubaland will be cleaned out" trading laughters with SDM about how some rag will be killed and taught a lesson? "His beliefs and policies?" Do you suffer from Alzheimer's? After getting you to admit its taano you were speaking of, how many times did I and other Sades on here ask why you dislike him? Did we not even ask you on the private forum why you want him killed and what has he done wrong? Did I not personally try to converse about this and exchange ideas? Did you do any of that? NO! All you said was "ninka xun oo jomo kenyati lagu dharbaaxay" wu iskibrinayaa and he will be handles. When you have mentioned no reasons to dislike a man and have not judged him on his policies and actions, but still mention you dislike him and want him dead, that only shows that you dislike that man for who he is. Your cousin was not too long ago on the private forum cursing at reer-siyaad and wagerdhac insulting and what not.
No your insults, not criticisms, INSULTS, were not limited to private forum on here, but you daily spewed your garbage on here. And its was your little incompetent cousin who brought this to somalinet light when he started his little idiotic statements in my thread "Dr. Taano democratically elected" agreeing with the like of jamaal that an internal problem existed within the SADE community.
And no my posts have never mentioned me "choosing" between any leaders, or liking taano because he is reer-siyaad, or disliking Barre. Everyone can attest to that. This is about you and your cousins cuqdad for my clan, your cousin plainly stated his believes of my clan and you have insulted a man or a regular basis wishing for his death for no reason other then who he is. This is why precious and advo [a guy who does indulge in qabil feuds really] even noticed this and had to say something.
So do not come to me with your pathetic little calaacals and pinpoint the finger at me and my bro.
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 1:37 pm
by S-D-M
Caku ciyaal

Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 2:07 pm
by sadeboi
reer-dhabadhilif...
leysaanta halkaan ku jirran oo marerxaan shegto wax dhaba u dhaq ka badan waligey ma arkin....

Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 2:19 pm
by Qule*Qurac
caku reer siyaad cuqdad badnaa
shanka, reer diini waa walaalo cidkastana isaga sokeeya...shaqsiyaal un baa la isku haaystaa ee we're not hating each other on clan basis!!!
Reer dalal boqolaal baa xeraala uga dhimatay reer siyaad intey u dagaalamaayeen (bunch of ungratefuls they are)
Balse waxaan ogahay reer dalal hadu dagaal ku yimaado ineey yahiin lafta ugu horeysoo reer Dalal la safata
xoogsade, cunigaan maskax faluuqa ah maxaad kala hadleysa....sharaftaada meel ha isaga dhicinee ka har balaayada cuqdada kala googooysay.
Viva Reer Diini
Viva Barre
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 2:25 pm
by sadeboi
Walle maanta wa la is so saarey....
Haye inanti habergiderne wa tan...
lixdi cuqdad uu qabo reer-siyaad iyo wagerdhac labo bas ba ka maqan topicgaan..
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 2:27 pm
by precious_dyme
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 2:32 pm
by precious_dyme
Qule cuqdadley war aad shegta ma weysay horta bal
P.s Sadeboi kuwaan okale ma ahan thank god for that

and this priceless BS iska yarey yaa ughti.
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 2:34 pm
by Qule*Qurac
reer siyaad baa laga hadlayayee maxaad wagardhac noogula hoos ordeeysaan? mise adigaa ismooday mid, waa adigi lahaa 'i'm more wagardhac than reer diini'...in that case, dee afaaraha reer diini iyo reer siyaad ka bax, weey cadahay meesheey cuqdada kaa haaysee!
tan kale, habargidir miyaa ku fara xumeeysay, waa adiga markastoo ad ii aragtid habargidir un soo xasuusanayee.......waryaa aniga waan kaa marexaansanahay kana reer diini sanahay....orad si isugal, labadeena adigaan garaneeyn waxaad tahee!
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 2:42 pm
by sadeboi
quule in real life ma wax murran ah ba dhexyaalo reer-dalal iyo reer-siyaad? maxaan isku qabsana? waa waxbaney..balse waxaad la safatay raga reer-kooshin,...bah-daarandoole iyo bah-xawadle wey ku simanyahiin oo almino leysanta halkaan joogo waxey sheegtaan bah-darandole..waxa bas aad ku raacdid waxa weeye cuqdadey uu qabban wagerdhac...and i consider more wagerdhac because the people that have raised me were that and I have been around them more then reer-siyaad...marka adigu reer-dalal baad tahay oo bah-ogaden baad tahay..take your advice and AFARAHA BAH-XAWADLE IYO BAH-DARANDOOLE KA BAX

wa kuwaas gedoboy iyo luuq iyo sadaam iyo shanka miyee naso dhexgallen oo dad la safteen?? waa maya...they might have their own opinions..lakiin garasho bey leeyahiin oo dad uu siman oo reer-diini isla ah mid lama safanayaan oo midka kale ma ceynayaan...adigu maxaad garashadaas ku diidey oo aad reer-siyaad u ceysa on behlaf or reer-koshin ama bah-daradoole???
do you not remember when you would insults SADE sub-clan on behalf of habergider?? that qualifies you to be called that name...even xoog who was crazy over ceyr did not speak like how you did...
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 3:48 pm
by Voltage
[quote="xoogSADE14"][quote="Voltage"]Xoogsade are you not the one who spread some beef on Snet and is this not why you and Sadeboi had that exchange in the private SCC to understand why you daily insulted Farax Taano?[/quote]
I don't ever remember insulting Ina Taano personally the way you and your brother have insulted my entire family on account of a disagreement you had with WG.
I have a right to disagree with Ina Taano, based on his policies and beliefs. "Cuqdad reer siyaad baad qabtaa" baad afka ka barateene bal soo cadeeya hal meeloon Reer Siyaad ku caayay markaad idinkoo labo ah WG isugu tageeyseen ood weliba cideeydoo dhan uwada gafeeyseen?
Ragu wuu is yaqaan oo meeshaan hadan kumaan cusbi ee midkaan yaree kula dhashay wax iskula har dheh, yuusana isku qaldan qofka ka meer meereeysanaaya iyo kan ka gabanaaya.
Teeda I kept all of my criticisms of Ina Taano to our private place but you and your brother had to blast everything all over somnet to the point that even idiots like that shaanshi **** and hiiraanboy are asking us about it as if theres a big war coming up. Why did you guys do that?
Soomaalidu horeey waxeey utiri "nin kaa weeyn hortaa buu xanaaqaa" laakiinse anigii idinka wada weeynaa oo idinka waayo aragsanaa idinkana xog ogaal sanaa baa gaabsanayaa oo weliba WG ceshay markaasaad adna waxaad celin la'dahay kii kaa yaraa.
p.s. "Cuqdad baad qabtaa" Anigaa idinkaga xaq leh inaan idin iraahdo ileen Soomaaloo dhan weey aragtaa inaad ninkii Mareexaan ugu yaraan todobada jeer badbaadshay aad maanta kaga soo horjeesateen just because you think you might have found a guy from your sub-clan who could possibly replace him. Laakiinse ilaaheey baa mahadlahoo Mareexaan boqolkiiba shagaashan cuqdadi kuma jirto danta Mareexaana ninka ugu haboon uu fulin kara weey ogiyihiin weeyna ku daba feeyshan yihiin.
Caqli ka xun malaha nin cadowga Mareexaan ushaqeeynaaya inaad ku raacdo "hebel buu iga xigaa".
p.s.s. This is my last response to this issue in this place. Hadaad war kale sii qabtaaan meesheenii na'isugu kaaya keena.[/quote]
I will disagree with you on TWO accounts.
1. What discussions took place between Warsame and I took place between him and I relevant to those discussions.
2. About shaanshi and others knowing of our affairs, it's reach sidaad iskaga indha tirtay sxb how it came about. Gedoboy and I were discussing recently and if you would care to actually find out the truth go back to the discussion that started it all, when Warsame in his bid to say something was the one that AGREED with Jamaal about his theory and in effect is the reason and the ONLY reason any of our information was discussed publicly. In fact sxb more fair judges than yourself have saluted me for my resolve to not get dirty as Warsame wanted me to get in that public thread.
With that said sxb, the only left for you to do is admit the fact that you DID start this internet beef thing between taano and hiiraale or others.
Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 4:29 pm
by Luq_Ganane
[quote="Voltage"][quote="xoogSADE14"][quote="Voltage"]this internet beef thing between taano and hiiraale or others.[/quote]
Thats what this is. An internet beef.

Re: Col. Fartaag iyo Barre Hiiraale - latest pics
Posted: Fri Nov 30, 2007 4:38 pm
by S-D-M