The_Emperior5 wrote:Beautyfoolxummo adiga maxa ka gallay somaliland worry about tigrya boyfriend Tesfay
wax kalana aan kuusheego......tigray waxba igama gelin....maxaayeelay...anigu gabar harti daarood ah baan ahay.....oo reer puntland baan ahay.......adiga marka aan suaal kuwaydiiyo.......tigrayda joogta koonfur maxaa ingagalay?.....oo maxay qaldaan snet joogta udabanaaglaysaa....hawiyaha.......ayagu waxay yihiinba way is ogyihiin.....aduun wayna na waydaawanayaa......ee tigrayda joogta.....berbera....oo xeebihiinii guranaya....una talinaya......maxaa uga ceshan waydeen....?....miyaad kabaqaysaan.....ileen anigu waan tagay berbera.....hooyaday walaalkeed baa naag reer berbera ah kuqaba.....marak....anakaa shaahud niri.....been lasamaynayana ma'aha.....marak idinku makufilnaan waydeen.....tigrayda joogta.....berbera xeebteed?.....