Page 7 of 7

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Thu Jul 31, 2008 12:55 pm
by Xamud.
Ilaahey ha U naxaristo Siyaad Barre.. Wuxuu aha Madaxweyne ficaan oo laga baadbadiyay. Even though he made many serious mistakes..I still think hes better then many.

Babygirl
Emperior wuxuu qaba xanuun la yiraahdo Jabertisim wuu walaanyahay all he talks about is Jaberti this Jeberti that.

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Thu Jul 31, 2008 2:09 pm
by The_Emperior5
xamud adigu leelkasse baad tahay siyaad barre ma isga ba oga inad jirtiid :lol:

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Thu Jul 31, 2008 6:36 pm
by BABYGIRL123
Emperior and you are :roll:
Xamud waa dadka laga danbeeyo :love: :rose: afkaga edeb uyeel. :down:

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Thu Jul 31, 2008 6:50 pm
by The_Emperior5
babygirl I am Emperior Ninka somali sameeyee hadan baabiye :mrgreen:

laakin bal leelkasse muxu yahay . leelkasse uu nool u lugeynaya uu kabbo xiidhan waligay ma aragg :lol:

laakin babygirl i love you laakin :love: :up:

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Thu Jul 31, 2008 7:14 pm
by Murax
Emperior,

Ghas Dagol are the kings of Mudug :up:


Darbi Darood :up:

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Fri Aug 01, 2008 10:49 am
by Xamud.
Emperior
Dont worry about what Leelkase is or if we wear shoes(Even Our Geeljireyal rock Prada shoes 8) ). You should worry about getting a cure for your obbession. Somaliyan dhishay kulaha? Emperiorkad sheegeneysid Fir ma u ledahay horta geedyahow? maxaad baabisay? Odaysha aad isku haybta tihiin waxay kugu seexiyan ha la so shir tagin...Somaliya Ciidi baabisay waa la yaqaana.

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Fri Aug 01, 2008 11:03 am
by The_Emperior5
Somalia hada yaa baabiiye hadanaan anigu baabiin :mrgreen:

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Fri Aug 01, 2008 1:43 pm
by Voltage
Emperior waa doqone, yaa idin baray in doqomada loo jawaabo dadoow

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Fri Aug 01, 2008 1:45 pm
by The_Emperior5
Dacawado yanay kiiniya kugu cunin :lol: :lol:

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Fri Aug 01, 2008 1:58 pm
by Voltage
War anigu Somaliyaan joogaa, Kenya waan ka tagay....ta kale doqon baa tahay, doqomadana anigu siyasaad iyo dood toona kalama hadlo

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Fri Aug 01, 2008 2:03 pm
by The_Emperior5
Voltage wrote:War anigu Somaliyaan joogaa, Kenya waan ka tagay....ta kale doqon baa tahay, doqomadana anigu siyasaad iyo dood toona kalama hadlo

ahahaha haye ma kismayo baad tagtay miise xaafadiini caabuudwaaq war hee dhe ma wxaad ka xanaqday inan leelkasse yarre eryaday ahahah lama xanaaqo leelkassse soo isma difaacii karro lol :lol:
Miise wa maato uu waad uu baqanayssa

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Fri Aug 01, 2008 2:08 pm
by Voltage
Maya hada Garbahareey yaan u dhowahay...maya Layl Kase maaha, jabeertiizmkaada iyo nacnacda kale aad malaha ku haysay beryahan yaa hadal qalafsan ila noqday...teeda kale meel waxaad ku hayse hebel jeberti waa la gowracay, hebel saan baa loo galay, war sida isku dhaan waxaasi wax ummada islaamka lala soo dhex galo maaha sideedaba :idea:

Re: Guulwade Siyad photos

Posted: Fri Aug 01, 2008 2:17 pm
by The_Emperior5
waryaa voltage ma garbahaaray gedo ayaad marraysa horta meesha wax may ka dhiisaneyisin horta.
Ma hut ayad ku dhex noooshahay , tan kalle Siyaasada jebertizme eeh halkan haan ka qarxiyo dee wa arimo jiira ina waxa weyaan inta local fadhi ku diirar ah inkastay wax jebertizme ah hadeeer anay jiirin . ka hadheenki uun baanu yara khaarajiinayna thats all buddy and have nice Vacation All blessed