I see your point and believe me you are not alone..So many girls feel that way...and btw the friction between the In-laws is common in all around the world.
Having said that...All I am trying to say is:
1.Walaal, horta haddaad maqasho habar baas, gabadh baas bay ahaan jirtey.
2. Qof walbana waalidkii waa la quman yahay, xataa haddii uu khaldan yahay waaldkuna, diinteena ayaa ina faraysa inaan u dul qaadano.
3. Anigu qof ahaan waxaan aaminsanahay inuu ninku role weyn ka qaadan karo isu soo keenidda naagtiisa iyo hooyadii...
His stand should really be;
Haddaad raabto inaan hooyadaa xushmeeyo adiguna hooyaday xushmee.... Very simple..
I honestly hate when the Mother of the man is called "Islaantii" while the mother of wife is called "Ayeeyo" That is not right...
We are all going to be Mother-in-laws at some point..
About you, I wish for you the best mother-in-law ever

