Page 7 of 7

Posted: Wed Jul 13, 2005 3:25 pm
by Libaax*
hey dee jacdu waa halkeedii, Laughing anyway ka boodh,

if you wanna recover from that jac and feel good read the paper i posted about the wisdom of Islam. Smile

Posted: Wed Jul 13, 2005 9:37 pm
by XidigtaJSL
[quote="mizz_chief"]

gogo and libaax whats the matter people.... gogo no favourtism, SSM kullaha naa aamus, suuqa ha iska xidhin... Very Happy i only care[/quote]

Mizzy..SSM men are the BEST babe and u know it Wink ...And sooqaygu bare hore ayoo xidhmaay, the day lugg claim me as a wifey ayaa suuq igu danbaysaay.. Embarassed
Psssssssssss i've done my share of u know what..but he doesnt need to know still.. Wink Very Happy[/quote]


Bal hada intan yarna iga hoo


Hoheey hoheey maanaa googarad faanshey
Hoyga foolxumada maana durbaan u tumay
Amaan aanaad u qalmin ma kugula dul kufey
Mid'aan kaam la odhan jirin ma la xisaabtamey
Gabadh taan u haystayee weli hoos ma isu eegtey
Guunyahay garabka weyn leh anaa qaldamey
Gacal baan ku moodayee sorry googarooy
Googaraadaadan jawaanka la moodo
Gacan yaa ku salaaxi kara
Guracan iga dheh



Waataayee wax ka gur hadaba, maanagaa SSM'ta keeney
Very Happy

Posted: Thu Jul 14, 2005 9:34 am
by Gogarad
[quote="XidigtaJSL"][

Bal hada intan yarna iga hoo


Hoheey hoheey maanaa googarad faanshey
Hoyga foolxumada maana durbaan u tumay
Amaan aanaad u qalmin ma kugula dul kufey
Mid'aan kaam la odhan jirin ma la xisaabtamey
Gabadh taan u haystayee weli hoos ma isu eegtey
Guunyahay garabka weyn leh anaa qaldamey
Gacal baan ku moodayee sorry googarooy
Googaraadaadan jawaanka la moodo
Gacan yaa ku salaaxi kara
Guracan iga dheh

Waataayee wax ka gur hadaba, maanagaa SSM'ta keeney
Very Happy[/quote]

Oh xidig..all that cuz i said SSM men are the best? Laughing
Cry me a river inadeer..I still stand behind my statement..they are the BEST Wink

And thanx for this so called gabaay/caay..or whatever u wanna call it..lol marke horeba wax macna oo ku fadhiyaay ayaa iska yara waxaan aad shubisiid ee Wink Very Happy

Posted: Thu Jul 14, 2005 12:03 pm
by Libaax*
xidigta Laughing Shocked Shocked

sxb that is going bit too far dee Shocked

Re: Somali heeso... one of my fave songs..check da link

Posted: Sun Jun 24, 2007 4:11 pm
by Ina-Geel_Wase
What do you call an Ethiopian with a pickle on his head?
A quarter-pounder.

Re: Somali heeso... one of my fave songs..check da link

Posted: Sun Jun 24, 2007 6:23 pm
by Sweet_Ladyee
^^I don't get the joke? a pickle?How? Surprised