Page 7 of 7

Re: Kismaayo the situation is very critical

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:28 pm
by zingii
Uma malenayo in kismayo dagaal ka dhici doono waayo labadan xisbi ee hada is horfadhiya waxa kaliya ee isku haystaan waa qaabka wax loo maamuli lahaa. Hadday yihiin dad fakaraya arinta wadahadal ayey ku dhamenayaan. TFG oo wali taagan ayaga iskuma soo jesanayaan bay ilatahay waayo cadawgooda koowaad waa TFG, markay sawirka ka saaraan THE TFG baa suurta gal ah inay gudahooda isku soo jeestaan.