Page 7 of 8

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 4:20 pm
by Ducaysane_87
quote="Xamud."]
Ducaysane_87 wrote:horta xamuud Adiga laftiigaga ayaa leelkase ceebeeyay

Aniga iyo adiga waxan isku haysana waxa wayo hana sheegan waana ceebeysay oo waana ceebeysay oo waan ku seeta dheereyay in badan laakin enough is enough you in here laughing your azz off dhimashada dad baad ku farxaysa weliba naaskad nuugtay ku qabayey duuliyahow.

Oohinta kala tag meesha reerka sheegeysid waan naqaana oo mid mid baan u aqaana kuwa Somaliya joogo iyo kuwa dhibada joogo ba waan naqaana oo xulufo baan nahay adiga laftigago wallahi billahi one phonka baa igu filaan oo qabarkago oo dhan baan so heli kara...."Ilmadeer waa in is taqaano" ogow taas.

Lacagtad sheegeysid maha lacagta Goldogob lagu dhishay? :lol: :lol: your pathetic naga hor dhaqaaq waxyahow nolaasha ka dhacay :down:

war ciyaal baad tahay - maxa iga galay haada afar oday aad taqaniid oo melaha aad ka radsatiid aad ku dawarsatiid :lol:
maaya again you are wrong aniga meela badan baa maal ku leeyahay Burco , Hargiesa , Bosaso , Xamar - ma sidaada oo kale Fiqir baad ee moodaay?

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 4:21 pm
by Gaashaanle_87
Xaamud

Ninkan Xaamud abtibaan u ahay, markaa iidoor-kaa tihiin wasee ninka ha wada qabanina,
haddii kale dhinaca ayaan kasoo galayaa waayo wiil iyo abtigii ma kala hadhaan lool :lol:

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 4:30 pm
by S-D-M
ala meeshu kabadanaa caruur dabada laga dhalay.

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 4:32 pm
by Xamud.
Ducaysane_87 wrote:
war ciyaal baad tahay - maxa iga galay haada afar oday aad taqaniid oo melaha aad ka radsatiid aad ku dawarsatiid :lol:
maaya again you are wrong aniga meela badan baa maal ku leeyahay Burco , Hargiesa , Bosaso , Xamar - ma sidaada oo kale Fiqir baad ee moodaay?

Bossaso yaad madaxoda ku joogta duuliyahow? ii sheeg dee? yaad ku gabata oo shaafkoda hoos gasha :?: Your lucky your uncle`s are fierce men who are known across Puntland otherwise you would be fish food long time ago, if they only knew that they raised a qasii fool such as yourself they would trow you in biyo kuluule :lol:

Aniga lacag kagama bahni, waxbana kama rabii Darood cay ciida dooneysid cay wallahi waxba kama qabi laakin hana sheegan that`s it DON`T CLAIM US

Teeda kale lacag ma nagu yaro anaka :mrgreen: wanala yaqaana

Gashaanle
Waa caadi nothing is going on in here ariintu Issaq ma tagno

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 4:36 pm
by Ducaysane_87
Xamud. wrote:

war ee dhagayso waxbana maa ka gaaliin reerkay maalkooda iyo meelihi daagaan - afka kala Baax - laakiin aniga iyo adiga waxbana ma isku niihiin maantaa laga biilaabo :up:

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 4:39 pm
by Gaashaanle_87
S-D-M wrote:ala meeshu kabadanaa caruur dabada laga dhalay.
Adiga ma afkaa lagaa dhalay, sida xabada?

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 4:46 pm
by Twisted_Logic
:lol: :lol: :lol: :lol:

I am just laughing at Xamud's avatar. Kulaha Tanade Unity, what is there to unite a clan 15 thousand :lol:

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 4:55 pm
by The_Emperior5
Twisted_Logic wrote::lol: :lol: :lol: :lol:

I am just laughing at Xamud's avatar. Kulaha Tanade Unity, what is there to unite a clan 15 thousand :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: wax aan jiriin siide lee unitgereya horta lol

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 5:03 pm
by Xamud.
Ducaysane_87 wrote: war ee dhagayso waxbana maa ka gaaliin reerkay maalkooda iyo meelihi daagaan - afka kala Baax - laakiin aniga iyo adiga waxbana ma isku niihiin maantaa laga biilaabo :up:
War adiga ku faanto haar iyo habeen maal adana iska lahayn ama adan hayb u lahayn ee edeb iyo mamuus yelo waxyahow edebta daraan miyanan edeb lagu barin hortaa? yaa ku yirii dadka islameed rafadkoda ku qosol oo ku dhaq dhaq leh.

Aniga iyo adiga maxaa isku keen kenayo horta? hana sheegan and we are good duleysano :up:

Twisted_Logic wrote::lol: :lol: :lol: :lol:

I am just laughing at Xamud's avatar. Kulaha Tanade Unity, what is there to unite a clan 15 thousand :lol:
Atleast I`m not the one seeking cover in my home...free yaself then holla at me and my 15 thousand kinsmen :up:

God dammit I must have hurt you real bad for you to be following me around from topic to topic like a lost puppet :lol: :lol:

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 5:07 pm

war aniga laakiinse Reerkii iyo Maalkooda afka haala soo geeliin ileen waxbana kaa siin mayno faqiryahow - i am Individual and i don't need any clan ogow taas - Reerkayga uun ba igu fiilaan -- - Qabil iyo waxas hayla imaan

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 5:11 pm
by Xamud.
Ducaysane_87 wrote:

war aniga laakiinse Reerkii iyo Maalkooda afka haala soo geeliin ileen waxbana kaa siin mayno faqiryahow - i am Individual and i don't need any clan ogow taas - Reerkayga uun ba igu fiilaan -- leelkase iyo waxad sheegaysiid meesha kala taag

Good boy saas maxaa caawa oo dhan ku diiday in aad tiraahdo? good thing we finally came to a undertstanding "YOUR NOT ONE OF US" keep that in your mind next time you wanna brag about your uncle`s wealth :up:

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 5:13 pm

war like i said aniga Qabil iyo waxas haa ilaa imaaniin laakinse aniga blood uncles haa isku qorqoriin - ileen shiisheye baad tahay reerkayga waxbana afka haa loo soo gaaliin - Leelkase ka hadal intaad raabtiid waxbana ima gaaliin laakiinse reergayka igu Doow afka ka qaad ma intaas ba laga la yahay- my family dont even know your existence marka iis Qorqorka iska dhaaf

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 5:18 pm

Calaacalka iska dhaaf oo agreementka saxiix I`m not begging your family and chill out am not gonna tell your uncles about your cuqdad.....it`s cyber world heck who knows we might even run into each other and I might buy you a ice creme :up:

And they know of my existence like every single Leelkase out there....I`m famous biatch :lol:

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 5:25 pm

dee if you are not begging my family - then mardambe haa soo Qaadiin magacado maalkoodo iyo afarahodo in the internet - - bas intaas ku daame - anigana LLs waan ku dhaafaya - end of discussion

Re: The war in kismayo Continues.

Posted: Sun Oct 04, 2009 7:10 pm
by Twisted_Logic
Xamud,

Even if I was another Langaab like yourself, you couldn't put me in my place :lol: