war riyo kuma jiri ee runta baan sheegay. when siyaad came into office in 1969 isla marki AY iyo dad badan oo wax yaqaan ah buu xabsiga ku xiray, markaas buu askartiisa udiri jiray mudug, waxay sameeyeena wala yaqaana. Naceebka xata wuxuu garay in dagalkii 1977 dad askar ah oo dalkoodo udagaalamaya la toogto under the umbrella of 'waa amardiid'. It is a fact that siyaad barre stopped his reign of terror when SSDF was set up. After the establishment of ssdf mu taabanjirin MJ, expect for interrogation, xataa wuxuu gaaray inuu gabadhiisa uu ku daro MJCoolPoisons wrote:this abdalla11 dhabyaco riyo ayuu ku jira. Kulaha killed cattle. SSDF waa kuwi in 1985 Mogadishu ku so laabtey sayinf Abe Siyad na cafi. ma been baa rabtaa mise run.
There was no wax la yiraahdo SSDF after 1985. Jale Siyad ayaa cafiyey and they became part of government
dawladi dhexe markey dhacdey ayaa jabhado badan dib u is abuurmay yacni sida SNF SSDF SDM balayo badan

na cafi kulaha

