Page 7 of 7

Re: American family life in Mog 1970 - 1990

Posted: Sun Jan 31, 2010 12:24 pm
by abdalla11
CoolPoisons wrote:this abdalla11 dhabyaco riyo ayuu ku jira. Kulaha killed cattle. SSDF waa kuwi in 1985 Mogadishu ku so laabtey sayinf Abe Siyad na cafi. ma been baa rabtaa mise run.

There was no wax la yiraahdo SSDF after 1985. Jale Siyad ayaa cafiyey and they became part of government

dawladi dhexe markey dhacdey ayaa jabhado badan dib u is abuurmay yacni sida SNF SSDF SDM balayo badan
war riyo kuma jiri ee runta baan sheegay. when siyaad came into office in 1969 isla marki AY iyo dad badan oo wax yaqaan ah buu xabsiga ku xiray, markaas buu askartiisa udiri jiray mudug, waxay sameeyeena wala yaqaana. Naceebka xata wuxuu garay in dagalkii 1977 dad askar ah oo dalkoodo udagaalamaya la toogto under the umbrella of 'waa amardiid'. It is a fact that siyaad barre stopped his reign of terror when SSDF was set up. After the establishment of ssdf mu taabanjirin MJ, expect for interrogation, xataa wuxuu gaaray inuu gabadhiisa uu ku daro MJ :lol:

na cafi kulaha :lol: :lol: wax iscafiyo meeshaas majirin, it is all i scratch your back if you scratch mine.Their goal was that he didn't touch them and they got what they wanted

Re: American family life in Mog 1970 - 1990

Posted: Mon Dec 27, 2010 12:34 am
by Goljano Lion
Boli Qaran ku noosha

One reason God created time was so that there would be a place to bury the failures of the past