Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
I thought hawiye were very modest when talking about politics. But I guess someone who washes the blood off his shirt, will make a good first impression in a new country.
Shukri Xaaji "Farxiya Cabsiiye Isma Casiline Waa Laga Eryey VOA"
Magacayga waxa la yidhaa Shukri Xaaji Warsame, waxa aan ka mid ah Soomaalida deggan gobolka Virginia ee duleedka Washington, D.C. oo ay deggan tahey gabadha la yidhaa Farxiya Maxamed Cabsiiyey oo dhawaan Laanta Af Soomaaliga ee VOA ay ka erisey shaqo tijaabo ahaan muddo gaaban loo siiyey, laakiin markii ay la qabsan weysey wixii la doonayey in ay barato, albaabka la tusey oo la eryey.
Farxiya Maxamed Cabsiiyey waxa heysta waxa loo yaqaanno (Identity crisis) oo ah jahwareer ku saabsan ruuxa dhab ahaantii ay tahey, xataa magaceeda siyaabo kala duwan ayeey ugu dhawaaqdaa, laakiin kan dukumintiga ugu qoran oo ah ‘Farxiyo’ ayaan ugu yeedhayaa inta qoraalkan aan ku jiro.
Farxiyo, inta taqaan loo sheegi maayo, laakiin kuwa aan aqoon ee ay iskudeyeeyso in ay been iyo hadrada aan jirin ku khaladdo ayaan doonayaa in aan waalideeda wax yar uga iftiinsho.
Farxiyo, markii ay Mareykanka soo gashey, muddo haatan laga joogo dhowr iyo labaatan sano; waxa ay ku dul nooleed reero kala duwan oo deggan aagga ay iminka deggan tahey ee Virginia. Laakiin halkii ay School ka gali laheyd sidii ay yeeleen dadkii ay isku wakhtiga ahaayeen oo intooda badan maanta shahaadooyin iyo shaqooyin sare heysta, waxa ay Farxiyo ka bixi weysey tamashle iyo marba meel u giuuris. Farxiyo waa qofka kaliya ee dadaka aan Mareykanka ku bartey isku soo martey dhowr gobol. Haddii aan qaar yar ka tilmaamo, Farxiyo waxa ay deganaan jirtey Seattle, Washington, Virginia, Maryland, Washington, D.C., California iyo xataa Toronto. Markii muddo 20 sano aad goboladaas mid walba 2 ama 3 sano soo joogto, goormaad waxbaraneysaa ama school tageysaa?. Waa sidaas waxa ay maanta 20 sano ka dib ay uga daba ooyneyso shaqo yar oo laga eryey. Shaqooyinka waa laga tagaa, waana lagaa eryey karaa, laakiin waxa yaab leh, haddii sida Farxiyo ay ku andacooneyso ay iyadu ka tagtey, maxaa gubaya ooy u daabaceysaa qoraalada ay maroora-dillaacu ka muuqdaan?
Qoraalkan inta aan isku duwin waxa aan soo sameeyey baaritaan ku xidhiidha waxyaabihii ay Farxiyo ku andacootey ee ay ku soo qortey Web site’yda qaar ka mid ah. Baaritaankii waxa iiga soo baxey in Farxiyo lagu eryey arimaha ay ka mid yihiin:
1-Arinku ma aheyn sida ay Farxiyo ku andacootey ee xaqiiqdu waxa ay tahey in shaqada laga eryey…shaqaalaha VOA ayaa taas noo qirey.
2-In wax Farxiyo loo eryey aysan aheyn qabyaaladda iyo waxa ay sheegeyso, balse xaqiiqdu tahey in Farxiyo ay wax baran weysey oo gafaf aan loo dulqaadan Karin oo ceeb ku ah saxaafadda ay geshey mudadii ay sida ku meel gaarka ah VOA u dhex joogtey.
3-In dhowr mar oo kala duwan ay maamulka VOA u gudbisey qaansheegad ka badan kii ay laheyd oo weliba digniin lagu siiyey in ay ka waantowdo lacagta aysan shaqeen ee ay mar walba soo qoraneyso.
4-In ay ku biirtey koox iskudeydey in ay jabhad ka dhex abuurto laanta Af Soomnaaliga ee VOA oo isku taagey maamulka , oo dhammaantood iminka la wada eryey. Waxa ka mid ah dadka ay Farxiyo ku lug darsatey ee dhowrkii bilood ee la soo dhaafey la eryey Cabdisalam Maxamud Jaamac (Salwe), Maxamed Cumar Xaader iyo Farxiya oo ugu dambeysey.
5-In af xumo iyo af lagaado joogta ah oo ka hooseysa mansabka professinalism’ka ee xafiis looga dhaqmo ay mar walba Farxiyo adeegsaneysey oo dadkii la shaqenayey qaarkood khaati ka joogsadeen; dadka la shaqeen jirey farxiya waxa laga soo wariyey in ay Farxiya u dhaqmeysey sidii islaan joogta suuq hilible ah oo waxa afkeeda ka baxaya aan loo dulqaadan karin.
6-In khaati laga joogsadey maqnaashaheeda oo usbuuc isku xiga aysan si buuxda u shaqa tagin.
7- Dad ku dhow shaqaalaha VOA ayaa ii sheegey in waxa ugu daran ee Farxiyo lagu eryey ay aheyd dammiinimo gaamurtey oo masakxdeedu qufulantahey oo aysan si fudud wax u fami Karin oo laga daaley in la baro Web Site’ka shaqadiisa oo aheyd wixii ay sheegatey ,markii shaqda la siinayey. Waxa qofkaasi uu intaas ku darey in Farxiyo ay aad ugu liidato akhrinta farta Soomaaliga, sidaas darteed madaxdu ugu diideen in ay si toos ah wax u tabiso, taasina ay ka dhalatey, ka dib markii la tijaabiyey oo Farxiya ay khaladaad waaweyn gashey.
8-In ay si khald ah ugu takrifashey Telefoonka VOA oo saacadaha ay shaqda joogto telefoonno aan shaqada ku xidhiidhin oo mamnuuc ka ah shaqaalaha ay ku mashquulsaneyd.
Ma soo koobi karo waxyaabaha qeyra-caadiga ah ee Farxiyo shaqada looga eryey. Laakiin dadkayagii horey u yaqaaney Farxiyo lama yaabanin in shaqada laga eryey ee waxa weli naga degi la’ sida ay markii hore ku heshey. Annagoo dhowr hablood ah, ayaan dhawaan meel ku kulaney, ka dibna waxa aan isku raacney in dadkii Farxiyo Maxamed Cabsiiyey hayey muddada labada sano ku dhow ay yihiin dad dulqaad badan oo u baahan in loo duceeyo.
Dadkii la shaqeenayey waxa ay isku raaceen in masiibada heshey Farxiyo Cabsiiyey ay ugu wacantahey laba arimood: tan hore oo ah in aysan laheyn maskax ay maya ku tidhaa haadaantii uu u qodey Cabdisalam Maxamuud Jaamaca (Salwe) oo ah ninka qabriga ay ka dhaxe barooraneyso galshey, iyo tan labaad oo ah in ay rumeysey jaceylkii dhalnteedka ah uu Mr Salwe u muujiyey ka dib markii uu xaaskiisii iyo ilmihiisii Nairobi u dhaafiyey xagaagii la soo dhaafgey oo isaga iyo Farxiyo si aan qarsoodi laheyn honey iyo macaan isku yeedhayeen xafiiska dhaxdiisa habeenno bandanna dad kala duwan ku arkeen iyagoo filimo ka soo wada baxey oo dhexda iska heysta.
Waan aqaan Farxiyo fudeedkeeda, waxa ay iskudayi doontaa in qoraalkeygan ay ka soo jaweaabto, ka dibna waxa ay fursad ii siin doontaa in aan soo daabaco xog badan iyo fadeexooyin aan iminka ka xishoodey oo English iyo Soomaaliba aan ku soo qori doono oo ay dhgaha faraha galin doonaan iyada iyo macalinkeeda Cabdisalam Salwe.
FG:Warbixintaan waxay u gaar tahay gabadha qortay,waana u furan tahay cidkasta oo jawaab ka bixinee.

This second letter gives credibility to Hanad's initial claim about Somali women. I think all Somalis are unprofessional although that is not necessarily always a bad thing in my opinion.