Page 7 of 9

Posted: Sat Aug 06, 2005 2:58 pm
by fagash_killer
MAJERTEENS CAME HERE FOR THEIR FREEDOM BUT NO TO CONQUER ARE U KIDDING ME Laughing

Posted: Sat Aug 06, 2005 3:04 pm
by UkMan9
No am not Kidding You...I'M Kicking you....come to Clan section and asnwer the qs i asked....

Posted: Sat Aug 06, 2005 11:57 pm
by sexy-kitten
Loool Luda adiga aad kaagama weyni laakin waa kaa weynahay. Cool
-

Ukman lool naga qabo ciyaalkaan abti. Laughing Laughing

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:12 pm
by UkMan9
abti ciyaalku iyagaa dan banaankaas u mari doonaa

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:15 pm
by optimist_1
Is there gonna be a marriage?Or is ukman not an open person like lionheart?

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:19 pm
by UkMan9
[quote="optimist_1"]Is there gonna be a marriage?Or is ukman not an open person like lionheart?[/quote]

no i am not open person....last time i check every thing were int.....by the way... what is this marr u talking about young man?

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:26 pm
by optimist_1
[quote="UkMan9"][quote="optimist_1"]Is there gonna be a marriage?Or is ukman not an open person like lionheart?[/quote]

no i am not open person....last time i check every thing were int.....by the way... what is this marr u talking about young man?[/quote]

War who is this thread dedicated too!!!

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:29 pm
by sexy-kitten
Adeer ku jecliyaaaaa Very Happy Very Happy Very Happy
-

Ciyaal jahwareersan sideey u egyihiin arka. Rolling Eyes

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:30 pm
by Ahmed99
nimoow naagii UKman ahaa is here. Laughing Boowe bari iyo bariiskii cadaa laga reysay Laughing Laughing

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:36 pm
by UkMan9
Ahmed99.....

Suaal....islaantii ku dhashay ....ma ogtahay inay tahay naag.... hooyadaa ma darjo hoose oo qof lagu caayaa...markaad ka dhigaysid naaguhu inay yihiin wax liiita...

Nin Raga oo qiimo leh iska dhig.... Ixtiraam hooyadaa....

Naag waa dad sharaf mudan...mid kastoo aad aragtid ama waa hooyo ama hooyo ayeey noqon rabtaa mar uun in hoos loo dhigo oo wax lagu caayo kaamay mudan saaxiib...

wax qiima leh ku hadal ama iska aamus sidaas ayaa laguu qataa boowe...

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:39 pm
by Ahmed99
"Nin Raga oo qiimo leh iska dhig.... Ixtiraam hooyadaa"

So you mean you are a woman and deserve to be respected? okay! i understand that. Laughing Laughing bari iyo bariiskii cadaa.

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:42 pm
by UkMan9
Ahmed99....

Malaa qofkii ku yiraahdaa hooyadaa ixtiraam wuxuu noqonayaa naag....

what a fool

Posted: Sun Aug 07, 2005 8:53 pm
by Ahmed99
UKman ii baashaal boowe. i leave you alone.

Posted: Sun Aug 07, 2005 9:18 pm
by UkMan9
Dunidaan wareersan ninkaan garanin baa Daali
Dahab iyo haday dheeman tahay Damiin ma ceesheene
Darbi inta lagu xiro ayeey Dacayda Laad laadin

Inay soo Duubantay oo dhowaan laga wada dawaafaayo
Daliil waxa kuugu filan Doqomadaan caaqilka ismooday
Daaaayimoow Alahayoow Daacada ha iseejin

Waagii Dillaacaba midbaa kugu Dinaahyayne
Dariiqada martaba Duulbaa kugu ihaanayne
Diirkaagu waa madow qarbaa kugu Daciifayne

Damiirka ku oran maruun feer ku Daadumiye
Daamanka intaad kaga jiidid Daqaro kaga jeexe
Hoheey Doqonimadu waa jaahilnomo Duuduuban

Wink

Posted: Mon Aug 08, 2005 4:39 am
by Gladiator=
waxaa la yaabey, meel kasto oo aad somali ku aragtey, somalidaasoo aan aheen daarood, waa mid.


kuligood waxaad moodaa iney ku heshiiyeen , daarood wa sidan. cajiib?

sheekadii ninka Hawiye kaaga sheekeeyey walee waa qosol miiran Laughing Laughing