Page 7 of 7

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 12:56 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:dee waa sidii aan dad ka maqlee maxaan ka garanayaa, laakiin sory haday sidaas tahay.
adna suldaan maxamed waa inaad ixtiraantaa waa suldaankii duriyada ma fahantay camuu
wax walba waaad iska maqasha i have nothing against suldaan maxamad cabdilqadir laakin suldaankaasi isaga sharafta iska qaada runta maad sheegtiid can u compare suldaan farax to him can u compare suldaan guleed to him Can u compare suldaan ducaale to him No you cant marka yuu suldaan u yahay suldaan duriyad maanta ma jiro

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 12:58 pm
by hargaysaay
duriyadu markaa ma dhilaa dhiladaan suldaan lahayne :(

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 1:02 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:duriyadu markaa ma dhilaa dhiladaan suldaan lahayne :(

Duriyadi xita waad aflagedyesi siidad Walanweyn iyo dad ananu garanayn iska dhadhicn rabtay
xiligi suldaanka adka aynu lahayn ma jirto sxb no one takes ina dhabeye seriouse isaga sharafti iska qaaday
There is no suldaan guud now and days and u know it

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 1:04 pm
by The_Emperior5
ina aadan wrote:Ma labada suldaan ee isaaq ugu facawayn baanu dhalay
ka ugu facawayn iyo ka sadexaad
the habarawals 3th Sultan , Sultan Maxamamd sultan Diriye ayaad dhasheen and the Current sultan his grandson
I am not sure Suldan diriye the second habarawal sultan Cidii dhashay laakin ama wa ciidagalle ama wa ogaden

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 1:07 pm
by hargaysaay
waa runtaa ma jiro suldaan guud maanta laakiin sharaftii iyo mansabkii inuu yahy suldaanka guud ee duriyadu weli waa taaganyahay waxaana lagaa rabaa inaad markuu wadada socdo foorarsatid inaad ina dhabeeye iyo waxyaalahaa ku tidhaahdid maaha

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 1:09 pm
by ina aadan
The_Emperior5 wrote:
ina aadan wrote:Ma labada suldaan ee isaaq ugu facawayn baanu dhalay
ka ugu facawayn iyo ka sadexaad
the habarawals 3th Sultan , Sultan Maxamamd sultan Diriye ayaad dhasheen and the Current sultan his grandson
I am not sure Suldan diriye the second habarawal sultan Cidii dhashay laakin ama wa ciidagalle ama wa ogaden
Yaa suldaanle oon ahayn Axmad Cabdale

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 1:10 pm
by The_Emperior5
ina aadan wrote:
The_Emperior5 wrote:
ina aadan wrote:Ma labada suldaan ee isaaq ugu facawayn baanu dhalay
ka ugu facawayn iyo ka sadexaad
the habarawals 3th Sultan , Sultan Maxamamd sultan Diriye ayaad dhasheen and the Current sultan his grandson
I am not sure Suldan diriye the second habarawal sultan Cidii dhashay laakin ama wa ciidagalle ama wa ogaden
Yaa suldaanle oon ahayn Axmad Cabdale
Salaadinta habarawal wa wadda axmed cabdalle

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 1:14 pm
by hargaysaay
I thoygh maxamed ciise of ciise muuse have there own suldaan

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 1:21 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:I thoygh maxamed ciise of ciise muuse have there own suldaan

Ciise muse have there local sultan, since the 1950s but i am talking about the supreme leader of the habarawal

Re: Without Garxajis

Posted: Sat May 08, 2010 1:53 pm
by Siciid85
Koohi, sxb i already know that there are other smaller groups such as Akisho, Madigaan, some samaroons in the western ceel-bardaale area living in Gabiley district it is not a secret, but the majority of the people are S.M though.

Re: Without Garxajis

Posted: Wed May 26, 2010 10:10 am
by AsadSL
:D :up: