Page 7 of 7
Re: Harar ( Ogadenia) Islam's 4th holiest Shrine
Posted: Wed Aug 25, 2010 10:12 am
by RuralMan08
koohi wrote:
huuno waa eray somali ah cid walbana way isticmali kartaa. lkn waxa aad u isticmaala reer awdal iyo agagaarkiida wixii galbeed ka xiga waxay yidhaahdaan aado inta bari ka xigtana waxay yidhahdan walaal.
waxan xasuusta yaraantaydii waxan odhan jiray
eega instead of imika ilaa 12 jirkii maalin uunba la igu yidhi eega waa eray OG isticmaalaan, walaahi beentay maaha maalintii ayaa iigu danbeysay waan iska daayey.

Are you Ogaden mise wax kale?
Re: Harar ( Ogadenia) Islam's 4th holiest Shrine
Posted: Wed Aug 25, 2010 10:16 am
by koohi
RuralMan08 wrote:koohi wrote:
huuno waa eray somali ah cid walbana way isticmali kartaa. lkn waxa aad u isticmaala reer awdal iyo agagaarkiida wixii galbeed ka xiga waxay yidhaahdaan aado inta bari ka xigtana waxay yidhahdan walaal.
waxan xasuusta yaraantaydii waxan odhan jiray
eega instead of imika ilaa 12 jirkii maalin uunba la igu yidhi eega waa eray OG isticmaalaan, walaahi beentay maaha maalintii ayaa iigu danbeysay waan iska daayey.

Are you Ogaden mise
wax kale?
horta afsomali hagaagsan ku hadal sxb
Re: Harar ( Ogadenia) Islam's 4th holiest Shrine
Posted: Wed Aug 25, 2010 10:19 am
by RuralMan08
koohi wrote:
horta afsomali hagaagsan ku hadal sxb
there is no universal way of spelling sxb. what a genius, i didnt know you can hear my aff somali from through the computer screen

Re: Harar ( Ogadenia) Islam's 4th holiest Shrine
Posted: Wed Aug 25, 2010 10:20 am
by koohi
Queen_Arawello wrote:Harar, Islam’s 4th holiest shrine, after Mecca, Madina and Al Quds ash Sherif (Jerusalem). with 82 mosques, three of which date from the 10th century, and 102 shrines, Harar is considered to be Islam's 4th sacred city.
The ancient walled city of Harar was founded in the 12th century by one of Harar’s most notable rulers, Abu Bekr Mohammed, it became a prestigious trading centre through contact with the interior, Gulf of Aden ports, and many eastern lands. Its 3.4 kilometre wall, constructed in the 1560s by Nur Ibn al-Wazir, contains about 90 mosques and the 48 hectare town is considered to be the fourth holiest city of Islam, having a heritage that is almost entirely Muslim and Oriental. Wars affected the city economically and then Emir Ali idn Daud revived the city in 1647 and initiated a ruling dynasty.
The old City Wall of Harar is the main attraction and symbol of Islamic architecture.

Herar meesha awowgay ku aasna sh. Nuur allow kuu naxariiso
Re: Harar ( Ogadenia) Islam's 4th holiest Shrine
Posted: Wed Aug 25, 2010 10:21 am
by koohi
RuralMan08 wrote:koohi wrote:
horta afsomali hagaagsan ku hadal sxb
there is no universal way of spelling sxb. what a genius, i didnt know you can hear my aff somali from through the computer screen

dadku goormay
wax [/u ]noqdeen ciyaal burger baat tahaan filayaa.
Re: Harar ( Ogadenia) Islam's 4th holiest Shrine
Posted: Wed Aug 25, 2010 7:01 pm
by Queen_Arawello
Murax wrote:Queen, Huuno iskawaran

fiican awoowe

Re: Harar ( Ogadenia) Islam's 4th holiest Shrine
Posted: Wed Aug 25, 2010 8:44 pm
by Murax
Queen_Arawello wrote:Murax wrote:Queen, Huuno iskawaran

fiican awoowe

Sacramento waan ku geyn karaa, Iga Wale

Re: Harar ( Ogadenia) Islam's 4th holiest Shrine
Posted: Wed Aug 25, 2010 9:48 pm
by Queen_Arawello
Re: Harar ( Ogadenia) Islam's 4th holiest Shrine
Posted: Wed Aug 25, 2010 10:13 pm
by Siciid85
Queen_Arawello wrote:.

Harari ladies. 