Page 7 of 13

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Thu Jul 21, 2011 10:21 am
by samadoon-waaxid
Buuhoodle nurse training institute-Buuhoodle


Image

Image

Image

Image

Image
Image
Xaflad qalin jabin ah oo si wayn loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee magaalada Buhoodle.

Munaasibadan oo ay soo qaban Qaabiyeen Maamulka machadka Caafimaadka ee OTTI,B ayaa waxaa Shahaadooyin Lagu Gudoonsiiyey 20 arday oo ka qalinjebisey Machadka OTTIB ee magaaladda Buuhoodle.

Halkan Ka Daawo Sawiradii Xaflada

Xafladan ayaa waxaa Kasoo qaybgalay,Cuqaal,waxgarad, Aqoonyahno,Iyo Masuuliyiinta u saraysa Hogaanka SSC.

Ugu Horayn Waxaa Munaasibadda daah Furay Maamulaha Maxadka Caafimaadka ee OTTIB Maxamed Cali Ducaale, oo ku dheeraaday qaabka ay Ardaydani Waxkusoo Barteen.maamulaha ayaa sheegay in ardaydani ay soo dhamaysteen Course Hal sano ah oo ay kusoo dhamaysteen Maadada Auxiliary Nurse.

Sidoo Kale waxaa Iyana Halkaasi ka halday qaar ka mid ah Bulshadii kasoo qayn gashay munaaisbadda shahaadi siinta, Waxaana halkaasi ka halday dad isugu jirey,Cuqaal,aqoonyahano,Dhakhaatiir Iyo Hogaanka SSC, Waxayna dhamaantood ardayda Iyo Mamulka machadkaba Ku amaaneen Dadaalka dheer ee ay u soo galeen in ay soo gaadhaan Halka maanta ay taagan Yihiin.

Machadkan oo Mudo halsano Iyo badh ah ka furnaa Magaaladda Buuhoodle,Ayaa ardaydan Hadda ka qalin Jabisay waxay Noqonayaa Course dii Ugu Horeysey ee ka qalinjabisa machadkan.

Si kastaba ha ahaatee Munaasabadan qalin jabinta ah ee ka dhacday magaaladda Buuhoodle ayaa Kusoo Dhamaatay jawi wanaagsan, waana markii ugu horeysey oo Arday Ka qalinjabisa machad caafimaad oo ku yaala magaaladda Buuhoodle Shahaadooyin la gudoonsiiyo.

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Fri Jul 22, 2011 1:45 pm
by Babygirl-
[youtube]HTe2AvcR45I&feature=player_embedded#at=11[/youtube]

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Mon Jul 25, 2011 2:54 pm
by samadoon-waaxid
40 pupils finish quran at Oog primary school-Sool

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Mon Jul 25, 2011 3:09 pm
by Knight of Wisdom
samadoon-waaxid wrote:40 pupils finish quran at Oog primary school-Sool
:up: :up: :up:

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Tue Jul 26, 2011 5:33 pm
by samadoon-waaxid
water catchment scheme at Kulaal-sool

Image

Image

Image

Image


Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Tue Jul 26, 2011 6:51 pm
by Cartan Boss
samadoon-waaxid wrote:water catchment scheme at Kulaal-sool

Image

Image

Image

Image

Kulaal waa Sanaag not in Sool

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Wed Jul 27, 2011 5:56 am
by samadoon-waaxid
it said sool somewhere in the report i think,but thnx for the correction bro.Kulaal yaa dega lakinse?

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Wed Jul 27, 2011 8:59 am
by Cartan Boss
Nalaye Axmed

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Wed Jul 27, 2011 9:11 am
by Cartan Boss
Here r some videos of our Degaan in Sanaag







Samadoon bro try to re post the videos am hopeless when it comes to impeding videos in the forum

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Wed Jul 27, 2011 12:22 pm
by Babygirl-
[youtube]8uFyAewKF2c&feature=related[/youtube]

[youtube]nenN-3eu6IA&feature=related[/youtube]

[youtube]wJYCtmFPUXI&feature=related[/youtube]

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Thu Jul 28, 2011 2:01 pm
by Knight of Wisdom
Xafladda qalin-jabinta Ardayda SSC Ee India Magalada Hyderabad :up:

[youtube]77wiytvnziY&feature=player_embedded[/youtube]

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Thu Jul 28, 2011 2:12 pm
by Knight of Wisdom
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Keyse, what's the prove that the first picture is showing the "Somaliland" flag. I don't see the Shahada or the Black Star. It could be the Italian Embassy flying the Italian Flag. :lol:

By the way....look at the last picture.....it's showing the SOMALIA flag. :som:

Ku raaxeeso. :lol:

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Thu Jul 28, 2011 4:45 pm
by Babygirl-
Beeraha Boocame

Image

Image

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Fri Jul 29, 2011 1:55 am
by Knight of Wisdom


This is Dooxo Bixin. It's settled by Nur Ahmed and Xassan Ugaas (Thanks to Cartan_Boss for the Info). :up:


Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Fri Jul 29, 2011 8:49 am
by Cartan Boss
Bixin is not a Tuulo but a Valley(Dooxo) it is very close to Buura Wadal and it is settled by Beelaha Axmed Cali NUUR AXMED and Yusuf Haruun XASAN UGAAS (Dhulbahante) not Ciise Maxamud

Buura Wadal, Bixin then Yoocada

Yoocada or northern Garoowe is da frontier between SSC and Puntland