I hate ajnabis Bv, kan naag madow ayuba guursadey ee kuwa cadanka isku doonta ayaan ka yaabey.Ajnabis waligay hunguri igama galin, i dont understand pple who find them attractive walaahi.BlackVelvet wrote:Salool I thought you were being sarcastic![]()
You want qof oo manta dhan qoorta is kuugu jirtiin? Wa laga fiicanyahay, Somali men and women seem more maskiin marki ey ajnabi gursadaan "honey" "baby" manta dhan lagu jira.![]()
Besides ma arkin miyaa gabdhaha ajnabiga af Somali ku hesayaan iyo wiilasha af Somali ku hadlayaan? Kuwaas oo kale o afka Somali yaqanaan, ma gursan laheyd?

Somali oo waliba af somaliga shubay oo dhaqankiisi wali wata wax ka fiican ma jiraan, maanta dhan kab dacas aan isku erayanu iyo basbaas.Thats how i like it, nin cadaan oo 5 saacdood hadalka ii so jiidaya o dhinac ka hurda maxa i so arkay.

Advo
Practice uun, hadu ilaahy somalia ku celiyana si wanaagsan bad oo baran.
Keyblade
Dhaqan celis baad oo baahan tahay.One year in baadiye with no internet or phons.

I guess gurgiina af somali laguma hadli jirin.
I realy hate xalimos who talk swedish with their kids.Ilmaha yaa af somali bari markay hooyadi af kale kula hadleyso.
