Is Facaye free from starving Habesha's occupation?grandpakhalif wrote:Stop talking shit about Facaye wa dadka ugu libaaxsan oo Sade ka si ah. If landheerenimo would help you, you wouldn't be under occuputation for centuries by starving Habeshis.Faranacab wrote:Langaabku weligeedba nin laandheere ah wuu isku dheri-dherin jirey, waa caado Somaliyeed. Faan iyo fadhi ku diri waa waxaan u soo joogey. Waayahan danbe boontii mareexaan oo kolba qolo cusub iska laa-laadin ayaan arkaa. Tolow ma adeero Gaandhi ayaa Facaye qadiyey? Mise Turki ayaa socotadii Sade qoorta ka jaray? Mise Axmed Islaam ayaa dhawacii Bu'aale ilkihii yaryaraa ka guray? Ragow qoodh iyo xeradiin xagey wax ka khaldan yhiin oo Grandpa ka guban hayaa?
Caku laangaab camal xun!

Tallo Alle Udaa, thanks awoowe. I am simply trying to bait him.