Happy early October 21st...!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Happy early October 21st...!

Post by Murax »

^^

It says waxqabadka iyo dhaliilaha. Dawlad aduunka soo maray oo 100% perfect ah lama arkin. Macnaha waxaa wayaan wanaag iyo xumaan labadaba wey lahayd dawladi Kacaanka laakin sidaan hore ku weydiiyey wake Me up when Abdiwahab252's heros, Qanyare are discussed in the context of 'wax qabad iyo dhaliilaha' and I won't post anything about Oktobar 21st again. Dhaliilaha Kacaanka waxay 100x ka fiicantahay mirraha ka soo dhalay raggi aan hore ku sheegay taasna kuma soo qoraayi nin jeclaysi ama juffo jeclaysi laakin waa arrin xaqiiq ah oo qofka macquul ah inkiri karin :up: :som:
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Happy early October 21st...!

Post by Somaliman50 »

Murax wrote:^^

:lol: murax, horta intaanu hadlin aynu u hadalno si daacad ah oon cuqdad ku jirin, xoogaa waxay ila muuqataa inaad maskax furan leedahay, marka soo dhawoow..now my argument is, there is a difference between a mismanaged government and a self destructive one, honestly hadii siyaad barre loo sabri lahaa do you think iney soomaalidu meel wanaagsan ku socon lahayd? maya sxb kaba sii daran..bal u fiirso, sawiradaan iyo buunbuuniskaan aad wadiin waxay u badanyihiin 70kii waqtigii ay dowladiisu weli aan bislaan, have you ever asked the average somali what he felt on the 26th of january when siad barre was forced out of power that many years later? isagoo la necebyahay buu dalka ka cararay and your own clansmen would not deny that.

ceydiid iyo xulufadiisa dalka ayay ku ciyaareen weligeey ma diidin taas, niman dalka ku ciyaaray ani asxaan u ma lihi, laakin hadaad leedahay maalintii la helo dowlad miro wanaagsan kasoo dhasho waxaan waan ka joogsana, ogow iney maalintaas imaan karto. If hassan sheekh can be elected on somali soil despite the current situation, what will you say if somalia became a utopia? wouldnt it be rendered useless to commemorate this kacaan and clan bravado?
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Happy early October 21st...!

Post by Murax »

abakar20 wrote:

lol, Abukaro adiga You're not new to Somalinet. Hadaad ahaan ahayd qof shalay nick soo register gareeyey I would just think You were misinformed of dhinaca ee dadka ka soo imaanayaan. Anyways let me make something clear. This thread is not a thread about SNF, Barre Hiiraale, Dagaalka sokeeye iyo waxaas. The thread is about the 1969 takeover of the SRRC and some of the positive stuff that shows what Somalis can do when there united. Waxayaalaha la soo bandhigaayo is not Somalis fighting each other but things like factories, farms, parades, festivals, speeches, and generally feel good stuff. Wallahi when I watch this even though MSB happens to be from My clan, I feel much, much less into clan looking at those pictures, because I see a picture of a nation. Arrinta oo saas tahay the fact that You or Abdiwahab252 do not wanna participate nobody is holding that against You guys. Laakin when You guys come in guns blazing, You are blaming Me of clan bravado for pointing out the truth of what Your guys motives are?

As for President Xassan Maxamuud, I pray He succeeds and that He will be celebrated for it. He will be the most celbrated Somali figuire ever if He can bring Somalis out of this dhibaato :som:
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Happy early October 21st...!

Post by Somaliman50 »

Murax wrote:
abakar20 wrote:
Murax wrote:^^

It says waxqabadka iyo dhaliilaha. Dawlad aduunka soo maray oo 100% perfect ah lama arkin. Macnaha waxaa wayaan wanaag iyo xumaan labadaba wey lahayd dawladi Kacaanka laakin sidaan hore ku weydiiyey wake Me up when Abdiwahab252's heros, Qanyare are discussed in the context of 'wax qabad iyo dhaliilaha' and I won't post anything about Oktobar 21st again. Dhaliilaha Kacaanka waxay 100x ka fiicantahay mirraha ka soo dhalay raggi aan hore ku sheegay taasna kuma soo qoraayi nin jeclaysi ama juffo jeclaysi laakin waa arrin xaqiiq ah oo qofka macquul ah inkiri karin :up: :som:
:lol: murax, horta intaanu hadlin aynu u hadalno si daacad ah oon cuqdad ku jirin, xoogaa waxay ila muuqataa inaad maskax furan leedahay, marka soo dhawoow..now my argument is, there is a difference between a mismanaged government and a self destructive one, honestly hadii siyaad barre loo sabri lahaa do you think iney soomaalidu meel wanaagsan ku socon lahayd? maya sxb kaba sii daran..bal u fiirso, sawiradaan iyo buunbuuniskaan aad wadiin waxay u badanyihiin 70kii waqtigii ay dowladiisu weli aan bislaan, have you ever asked the average somali what he felt on the 26th of january when siad barre was forced out of power that many years later? isagoo la necebyahay buu dalka ka cararay and your own clansmen would not deny that.

ceydiid iyo xulufadiisa dalka ayay ku ciyaareen weligeey ma diidin taas, niman dalka ku ciyaaray ani asxaan u ma lihi, laakin hadaad leedahay maalintii la helo dowlad miro wanaagsan kasoo dhasho waxaan waan ka joogsana, ogow iney maalintaas imaan karto. If hassan sheekh can be elected on somali soil despite the current situation, what will you say if somalia became a utopia? wouldnt it be rendered useless to commemorate this kacaan and clan bravado?

lol, Abukaro adiga You're not new to Somalinet. Hadaad ahaan ahayd qof shalay nick soo register gareeyey I would just think You were misinformed of dhinaca ee dadka ka soo imaanayaan. Anyways let me make something clear. This thread is not a thread about SNF, Barre Hiiraale, Dagaalka sokeeye iyo waxaas. The thread is about the 1969 takeover of the SRRC and some of the positive stuff. Waxayaalaha la soo bandhigaayo is not Somalis fighting each other but things like factories, farms, parades, festivals, speeches, and generally feel good stuff. Arrinta oo saas tahay the fact that You or Abdiwahab252 do not wanna participate nobody is holding that against You guys. Laakin when You guys come in guns blazing, You are blaming Me of clan bravado for pointing out the truth of what Your guys motives are?
though i feel inaad ka leexatay ujeedadayda, i actually agree with you. I wanted to mention previously that 21st october 1969 is different from the kacaan. it was a coup designed to uplift somalis from the problems prior to it, it is not synonymous with some of the horrendous activities that took place after it. just like the 26th january would have been celebrated had c/wahab and uncles stupidity not got in the way :lol:

siad barre had his good side, but to get carried away and idolise him like as if no one can ever do better is unhealthy and actually unSomali.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Happy early October 21st...!

Post by Murax »

Abukar,

Aniga You can scroll through My posts. I actually never, ever post about MSB. Yes there were mistakes and some bad things that happened. This is one day, that many Somalis like Myself who never discuss MSB or the Kacaan decide to discuss it because good or bad this was a major event in Somali history. My Dad was in Xamar that day in the Central bank and recalls seeing SNA soldiers coming in and securing it telling everybody to be calm.

So I suppose You think its best if We start posting all the bad stuff about the regime, dadka inay xamaasadooda korto, iyo inu dhiigooda karo and lead to a bunch of anger? Why not try to remember some of the good times of it, beause I don't see what good would have happened if I started posting all the bad stuff besides people getting angry. Teeda kale, You have the idea that if I post about the Kacaan it means I'm praising MSB, when the SRRC council Had men from almost every qabiil in Somalia as well as all the other people that helped.

Anyways if You think its "UnSomali" for Me to discuss the Kacaan on ONE day of the year on the day it actually happened, then that is definitely Your opinion and You are entitled. I'm just glad that I'm far from the only one, considering the attention it receives from Somalis around the world. As far as, the events of Janurary 26th, Yes absolutely if those groups replaced a situation that was not good, and improved it then they would have been celebrated. Meles Zenawi and the TPLF captured Addis Ababa 1991 the same way Mogadishu was stormed. If Somalia like Ethiopia was growing economically, militarly every single year then Yes We'd be celebrating Jan 26th. Unfortuantely We know what happened, which makes some Somalis wanna commemorate 1969 just so they can forget about what happened after jan 26th
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Happy early October 21st...!

Post by Somaliman50 »

:up:
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Happy early October 21st...!

Post by The`Republic »

Abakar reminds me of a mucaarad based on badownimo. So because Somali independence day is celebrated on a day it means the relavance of Somali independence is lost the rest 364 days? Kulaha bartaad uga tagteen.The USC is entirely a political failure and no one can come to Somali setting and speak positive about it. You can go to any setting and have a conversation about Siad and his government. What sitting can you discuss Aydiid (AUN) and Qanyare? None. The legacy of the Siad govt is alive as a very important integral part of Somali histry where his long time minister is today Speaker of Parliament and a civil servant in the Ministry of Finance is head of government of Somalia today. The true "Faqash" are today the first legitimate government of Somalia today after the last "Faqash" government and your USC hero like Qanyare wituout sumcad and waji is fighting whether he should be allowed to represent his own qabiil in parliament.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Happy early October 21st...!

Post by DayaxJeclee »

Maalinta 21 tan.

Ciidamadee cirka, dhulka, bedda. wiilaasheen ishaa bidhaan qanci :lawd: maloose gali karo. waas jiraan.

Gebadheheen,surwaal,suun iyo taageer. :ehh: waxaas aa jir laagaas dhehaa

Ubaax dalka , hooyooyinka hiddaheen iyo dhaqankee dharkooda gashan :Obama:

Shirib, guuroow iyo gaardis.
Dadweynaha iyo damaashaad ma is deenikaraano.

Taliyaal dalkee dayac lee daris ii dhigeen :mindblown:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Happy early October 21st...!

Post by Mondey »

Happy October 21st it should be made a holiday in Somalia :up:
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Happy early October 21st...!

Post by The`Republic »

Wah wah waxaas aas xasuus la dahaa, Sareedo dawladaas aragtay saas maas ku iloowee? ciyaalkaan il fuur aas noqdeen sabatoo aah maas arkin maalintaas in loos timaamo waaya qiimahaaaaaas :up: :up:
Last edited by The`Republic on Mon Oct 22, 2012 3:49 am, edited 1 time in total.
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Happy early October 21st...!

Post by The`Republic »

Mondey wrote:Happy October 21st it should be made a holiday in Somalia :up:
:up: :up: :up: :som:
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Happy early October 21st...!

Post by qoraxeey »

Mondey wrote:Happy October 21st it should be made a holiday in Somalia :up:

inshallah it will be again when somalia has peace :som: :som: :som:
User avatar
SelfD
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2403
Joined: Thu Sep 06, 2012 3:46 pm
Location: Usra

Re: Happy early October 21st...!

Post by SelfD »

qoraxeey wrote:
Mondey wrote:Happy October 21st it should be made a holiday in Somalia :up:

inshallah it will be again when somalia has peace :som: :som: :som:

...
User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: Happy early October 21st...!

Post by Barwaaqoiyobashbash »

Mondey wrote:Happy October 21st it should be made a holiday in Somalia :up:
:som: :som: :up: Image
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Happy early October 21st...!

Post by siren »

Mondey wrote:Happy October 21st it should be made a holiday in Somalia :up:
Hear Hear to that :som: :D :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”