

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Lillaahiya wrote:^ SubxaanaAllah. Marka kuwaa Kenya joogana miyaa la baadhay?Caruuro 5 sanno ka yarna miyey dhalayn? Aarmey min yaraha iyo caruurteeda leh HIV
DR-YALAXOOW wrote:waayeel101 wrote:ilahay aya baneyay in ninku guursan karo ila 4 dumar ah.
anu weli maqal in Polygamy HIV sababo. AIDS waxa keena wa zina.
xaqiiqdii gabar wadaad ah niqaab xiratada oo waliba Indhoole ah ayaa halkan Sweden HIV laga helay. waa magaca ilaaheey waa qiso dhab ah. Gabadha Uuur ayaa ku soo baxay, wadanka Sweden qofka uurka leh Hiv inay qabto iyo in kale ayaa la baraa, markii laga helay naxdin iyo calool xumo ka dib, gabadhii waxaa la ogaaday cudurka waxaa ku daartay Ninkeedii. Ninkeeda Kenya ayuu 2 xaaas ku qabay, sidoo kale gabadhan SWEDEN ee wadaada ahna wuu qabay. ninkii markii la baaray waxaa la cadeeyey inuu HIV uu qabay mudo ugu yaraan 5 sano ka baddan waayo wuxuu HIV ahaa stages uu isku badalo aidiska HIV.. marka CUDURKA AIDISKA wuxuu ku faafaaa GALMADA tirada baddan ama galmada aad la sameeyo dad kala duwan. xaqiiqdiina HIV qaadistiisa kuma xirna weather its zinaaa or not.. HADDII aad sex(galmo) aad la sameeyso more than one person the risk of getting HIV increases..
marka qof waliba Haddii ay One partner married or not ku ekaaado waa yar tahay inuu HIV ku dhaco.. laakiiin Naag ama Nin la seexda more than one person such as POLYGAMY the rist of infecting HIV increases a lot..