Page 7 of 7

Re: Abti vs Adeer.

Posted: Fri Apr 19, 2013 4:40 pm
by Advo
My abtis, I don't know my reer adeers like that.

Re: Abti vs Adeer.

Posted: Fri Apr 19, 2013 4:43 pm
by MujahidAishah
zingii wrote:
salool wrote:Z. waa ixtiraam daro qof dhintay inaa loogu yeedho EX....marxuunki amba my late husband ba ka haboon.
Taas waad ku saxantahay ee waxaan ilaa iminka fahmi la'ahay, nin ay kala tagteen waxa qaaraankiisa daba dhigay.

IYO

Kan iminka qaba ee ay ka bixineyso QAARAANKA .

Waa iga suaale talow, xisaabtu intee bey ka qaldantahay?
Salool if someone knocked on your door and said ciyaal agoomo baan bila kasta lacag uuruunay waad ina bixiyside waa ciyaal carrurta la dhalatay... If they knock on my door waan siin but anu maa raasado

Zingii the current we r the same lafa. He pays the hrg one I pay the London one

Re: Abti vs Adeer.

Posted: Fri Apr 19, 2013 4:47 pm
by zingii
AishahWaqooyi wrote:

Abaayo ajar Ilaah ha kaa siiyo.

Qof aakhiradeeda shaqeesaneyso baad tahay.
Maasha-Allah.

Re: Abti vs Adeer.

Posted: Fri Apr 19, 2013 4:50 pm
by Lillaahiya
Never met my real abti or adeer, marka wey isku siman yahiin. Sidda kale, team #reerabti

Re: Abti vs Adeer.

Posted: Fri Apr 19, 2013 4:57 pm
by OliveOil
Abtiyaal and habaryaro over adeero and eedooyin any day!!!!!!!!!!!!!!

But the cousins are pretty much the same for me because some I'm close to and some I'm not from both ends.

And as for the qaaraan thing. I never paid for it and both my parents are 3rd cousins. You figure the rest.

Re: Abti vs Adeer.

Posted: Fri Apr 19, 2013 5:03 pm
by InaSamaale
Gacanteeda midigta iyo bixdixta ayee ii kala yahiin. Midna ma ka jecli.