Hassan sheikhs regime is totally corrupt and can not be trusted with J/Land revenues.



Moderator: Moderators
DANGIRL wrote:And when they are done talking shyt, they'll be outside his office waiting for a hand-out.
Banaan bax ballaaran oo lagu taageerayo joogitaanka Ciidamada Kenya ee deegaanada Jubooyinka ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Afmadow, iyadoo banaan baxyadan ay soo qaban qaabiyeen Maamulka KMG ah ee Juba.
Dibad baxan ayaa waxaa ka qeyb galay dadweyne fara badan oo ka socday qeybaha kala duwan ee bulshada, sida haween, odayaasha dhaqanka iyo dhalinyaro, waxaana dadweynaha ay ku dhawaaqayeen erayo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen "Kenya diide dooni meyne".
Banaan baxa ugu weyn ayaa maanta ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay, dhaq dhaqaaqa ganacsi iyo gaadiidkana la xanibay.
Qaar ka mid ah dadweynihii ka hadlay dibad baxa ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan joogitaanka Ciidamada Kenya ee Jubooyinka oo ay sheegeen inay yihiin ciidamo aan wax dhibaato iyo tacadi u geysan, isla markaana dabeecad yaqaana dadka deegaanka.
Inkastoo aanu jirin mas'uul sare oo ka tirsan Maamulka KMG ah ee Jubooyinka oo la hadlay dadweynihii banaan baxa isugu yimid, hadana abaabulka banaan baxa iyo ujeedka laga lahaa ayaa ahaa in lagu taageero joogitaanka Ciidamada Kenya ee AMISOM qeybta ka ah.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu jiro qorshe ciidamo kale oo Afrikaan ah lagu bedelayo Ciidamada Kenya oo aan markii hore ku soo gelin amarkii dowladdii KMG aheyd ee uu hogaaminayay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif, isla markaana soo gelitaankooda uu ka dhashay khilaaf.
Ciidamada Kenya ayaa markii dambe ka mid noqday howl galka AMISOM, markii ay si iskeed ah ku soo gashay, lana dagaalameysay xoogaga Al-Shabaab oo ay ku eedeysay inay dalkeeda ka waday afduub iyo falal amni dari.
original dervish wrote:These are just the remnants of the JVA....their time has passed passed into history.
With every passing day the J/L admin are consolidating their power and control over the region.
In six months time we will have passed the point of no return, if we haven't already.![]()
![]()
worry abour historic town of taleexoriginal dervish wrote:Because we are part of J/L.
DANGIRL wrote:And when they are done talking shyt, they'll be outside his office waiting for a hand-out.
Let's see how long you will take ''getting ogadens out of somalia'', we sure have seen huuraale running for his life as soon as the ethiopians got out of jubaland.Nomand wrote:Walle ogaadeen are funny people they mistake Kenyan balls for ogaadeen balls or have they been hugging them for so long that they know no difference?