Kuwo oo Xawaadle ah oo hada kahor 92 gii markee U.N ta xamar imaaneysay airport ka xamar staff uga ahaa U.N ta aa mushaarkooda loo qeybinaayay. Galaadii aa waxee u qeybiyeen $100 each. They loaded their weapons ayagoo k xanaaqsan halka waraaq kaliya oo la siiyay. waxaa la dhahay war suga horta lacagta taa taqaaneen maahanee soo sarifta ayadaa badaneysee. suuqa ee tageen waa loo sarifay ninkasta 3 jawaan aa loo soo buuxiyay. ayagoo qoslaayo intee soo baxeen ee yiraahdaan....."AR GAALAA...XAA KU CAQLI AH. TIISOOW AWOOD BADISO UU YEELAA KAWARAN". lacagta markii la sarifay sidee u badatay ee la yabeen.
odayaasha bishii danbe markii lacagta loo qeybinaayay aa waxaa loo qeybiyay shillin soomali ah si uusan mar danbe muran u dhicin. intee diideen ee waxeey dhaheeen....."BOQOLKII BADANEYDOO BIDAARTA LEHEED MEESHAAN DHIIG AA KU DAADANAAYO"
boqolkii badaneydoo bidaarta leheed waxaa laga wadaa $100 note ka.


bidaartana waxaa laga wadaa odayga BENJAMIN oo ku sawiran.