BestPlaya wrote: Tue Nov 28, 2017 3:20 pm
Xildiiid wrote: Tue Nov 28, 2017 2:19 pm
^
Nin la ciilay oo SomaliNet ku ciilbaxaya.
Madaama dadkaaga la adoonsado ayaad maskaxdaada ku qufushey in Iidoor Ethiopia laga xukumo laakin waa dacaayad raqiis ah oo isugu sheekeeyaan Dofaar Ismaciilka geeska Afrika lagu adoonsado. Waa su’aale haduu Siilaanyo ka amarqaato Tigray muxuu u diidi waayay saldhigga military ee Tigraygu ka baqanayo?
Ina Iley iyo Liyuu Police-ku waxay weeraraan reer Miyiga xuduuda deggen. Markay ciidamada Somaliland sanqadhooda maqlaan ayey goobta ka yaacaan, waayo way ogyihiin in maydkooda dhulka la wadhi doono awalba sidaan u wadhi jirnay waagii SNM oo aan Hawd oo idil ka safeyney WSLF.
Ta dekedda.. Somaliland iyo UAE heshiis ayey kala saxeexdeen. Heshiiskaas oo ku mid yahay qodob odhanaya hadii dowladda UAE damacdo waxay Ethiopia siin kartaa 19%
oo ka imanaya sherkooda. Dekedda Berbera weli Iidoor ayay gacanta ugu jirtaa, ciidamada meesha joogaa waa wada Iidoor. Saldhigga soo socda ee hada la wado dhismihiisa tayada ciidaanka SL ayaanu kor ugu soo qaadeynaa, international standard. In due time anagaa ugu awood sarreyn doonaa geeska Afrika. Waana wax uu ilaahay markuu aduunkan abuurayay qoray. We were destined to rule the Horn of Africa. Cid loo joojinayaa ma jirto
Dadkaagaa laga hayaa inay isku sheegeen caruurti boqorada Ingiriiska markaasaad dooneysa inaad anaga nagu sheegto waxay dadkaagu yihiin. :
“
We are your children"
"
We wish for English rule"
"
I say that, as a sheep quivers under the blow of a knife, we, the Ogaden, are quivering under the oppressions of the Abyssinians“.
Adoon fooqal adoon
Cidaan ogayn u sheeg .
HESHIISH WALBO OO JEEGAANTU LA GASHO CAALAMKA(IMARAADKA :: ) WAA IN TPLF LA HORGEEYAA SI AY U ANSIXIYAAN MISE U QAADACAAN .
Teeda kale,sadex xisbi ayaa Iidorland kajirto Hada cidina kaa qori mayso.Niman Jeegaan ladhoho oo qabyaalad Ku baahoobay ayaa u tashtay beesha DURIYADA : ugu badan oo ladhoho HABARYOONIS.beeshan JEEGAANTU(HA and HJ) aad beey ooga baqaan .Cid waliba weyy iska ogtahay dagaalka galigii taliska Jeeganta eey HY Ku hayaan dhan siyaasad iyo dhan dhaqaalaba.Feysal Dhurwaana wuxuu laaluush iyo gunno ka qaata jeegaanta(ileen horayba caada-qaate ciidagale ah ayuu ahaaye) si uu codka garxajis (the lesser midgan of iidoor clans) ukala jabiyo .Marka ,adna waad garan AXSAAB IYO DIMOQRAAFIYAD TOONA EYNA OOLIN BUCAYR-LAND
Power ranking KENYA dhanka qabiilada iyo jagooyinka xaga sare ayn kaga jirnaa (The Majority leader) idinkuna ma jiraan ayd Kenya ka tihiin .Marka dhulka hartiga iyo Dirta laga reebo Dhulka iidoorka waxaa ka ballaadhan Degaanada Ogadeen ee Kenya oo kasoo bilado Wajir ilaa iyo Gaarisa.
Wadanka Somalia Waanu u simannay Waayo SL iyo JL waa labo regional govts within Somalia .midna idinkaa utaliya midna annaga.Hadaa tiraahdo KDF ayaa idinku hayso meesha adinkana Itoopiya ayaa meeshiina idinku maamusha.Alshabaab ayaa Jubaland in badan ka taliya hadaa tiraahdo IDINKAABA shaabab ah oo u mooday qaska koonfur in Ictiraaf Ku helaysaan .Balse runtaa waxay tahay in aad tihiin KILILKA 10 ee itoopiya .Elites-kiinu weyy ogyihiin in itopiya daaha gadaashii idinka maamusho balse caruurtiina iyo makastiina ayaa wax badan ogayn.
DDSI-na Liyuu boolis ayaa si toos ah u gumaysta iidoorka dega.Waliba ayaga looma turo.Cabdi ileey hadaa cayso wallahi ayn Dan iyo heelo ka lahayn balse waa mudanaha iyo taliyaha qayb weyn oo iidoorka ka mid ah .Maalinna wuu edbini ,maalinta xigtana wuu sasabi intuu gaashaamo ugu tago.MADAXDA KILILKA 10NAAD NA markay u dacawoodaan TLPF waxaa lagu canaantaa ineey INA ILEEY asaga baryaan si reerahooda kumaadka ooga yareeyo.
waxaa tihiin dameero maalmo fardo la daaqay sababtoo ah amni iyo xasilooni ayd yara hesheen saa waxaad ismoodeen wadan la siman SOMALIA ,DJIBOUTI IYO ITOOPIYA
Bal qofkan waalan idinku eega. Been iyo riwaayad ayuu naftiisa ku maaweelinayaa. If it makes you feel better then keep regurgitating your wishes ileen ciil baa kaa hadashiineyee.
1. Waxaad tidhi heshiis kasta Ethiopia ayaa la hor geeyaa. Waa been cad. Tusaale waxaa kuugu filan heshiiska saldhiga military ee Berbera ee Ethiopia ka baqaneyso. Hadii ay Ethiopia awood ku dhex leedahay Somaliland, heshiiskaas ayey baabiin laheyd laakin waad aragtaa oo dhismihii wuu socdaa. Within 5 years our army will be of international standard.
2. Waa ta labaade yaa ku yidhi soo dhex gal dad wada dhashay arrimahoda? Hooyadaa afka qadhmuun ka was. Hadaad sharaf leedahay waad is xoreyn laheyd adoonyahow adoonku dhalay. Inta jeer ee Kenya dadkaaga ku dhex biraysay NFD oo welibana kufsi iyo bahdilaad la socoto lama tirin karo.
3. Somaliland iyo Somalia waa laba wadan oo laba malmood oo kala duwan gobanimadooda qaatay. Magaca Somalia Talyaani ayaa bixiyey oo wuxuu u bixiyey dhulkii uu gumeysaneyey (Somalia Italiana). Somaliland kama ay tirsaneyn dhulkaa uu talyanigu gumeysaneyey weligeedna kama ay mid noqon. Sheekada “Somaliland is part of Somalia” is factually incorrect. Hadii ay Somaliland Somalia ka mid tahay car wakaase Xaarmaajo iyo AMISOM cag ha soo dhigaan Somaliland.
Dooxadda Jubba shaqo kuma lihid. Kenyatiga Garissa iyo Wajiir idinku wasa oo dhowr jeer idin laayey ayaad u soo kaxeysateen si aad dad kale dhulkooda uga qaadaan. Hase yeeshee 90% waxaa ka taliya dadka deegaamadaas u dhashay oo aan aheyn Dofaar Ismaciil iyagoo ku bahoobey ururka al shabaab.
Caqligaaga liita ayaa ku siiyay inaad is barbar dhigto wadankii ugu horeeyey ee af Somali laga hadlo ee xornima qaata (June 26,1960) iyo gobolo yaryar oo ka tirsan wadankii la odhan jiray Somalia Italiana.
Anagaa Al shabaab ah?.. ma sir baad heysaa aan sirdoonka wadamada horumaray sida Mareykanka iyo Ruushku hayn? Mala awaal iyo riwaayad ayaad la soo shir tagtay.
4. Ina Iley wuxuu isleeyahay Iidoor ka aargooso isagoo ku hoos gabanaya sovereignty-ga Ethiopia. When we regain our long lost sovereignty we will deal with Ethiopia accordingly laakin siday maahmaahdu hore u tidhiba “Salaad kasta wakhtigeedaa la tukadaa”. Right now our main priority is SL sovereignty. When we’ve achieved that goal we wouldn’t hesitate to go to war for our land Hawd and our people on the other side of the border. Sidaa Ruushku uu dadkiisa u ilaashado ayaanu Iidoor kasta u ilaashan doonaa.
Ku sii faan maati la laayo laakin Iidoor kasta oo la dilay waxaan u leyn doonaa 100. Waana nidar rabaaniya.
5. Dofaar Ismaciiil iyo xaaraan maba kala hadhaan. Somaliland waxay xornimadeeda qaadatay iyadoo Somalia iyo Djibouti weli adoonsi ku jiraan. Anagaa Somali isku keenay oo dan moodnay maantana anagaa Somali kala jebinay.
