Page 7 of 10
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Wed Aug 28, 2019 11:44 am
by Timiro1999
ImamAhmed wrote: Wed Aug 28, 2019 9:41 am
wallahi dowlada aad bay uu jilicsantahay. gacan bir ah ba lo bahanyahay or there will be copy cats. im just saying as a habar awal do you think anyone red sand people are coming to hargeisa to sit on the thrown. you must be kidding me. ninwalba doobadisa ha ku noqdo.

ii wad sheekada tolow Hargeysi tan aan ku noolahay miyaanay ahayn mise waa mid kale.
Horta sidaa ula socotaan Hargeysa oromadii waa laga raafay xaafadaha qaar qufac dadkii ayaa ka yaraaday
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Wed Aug 28, 2019 11:47 am
by Timiro1999
kaliil wrote: Wed Aug 28, 2019 9:51 am
Saalaxneef weli waad barooranaysaa sidii muuse biixi.horta muuse biixi muxuu isaga oohiyaa oo dumarkana uga oohiyaa markuu dumarka u qudbadaynayo e ka waramayo dagaaladii?maalintii ninka reer samatar la dilayna waakii ooyay e la yaabay.ninku jilicsanaa.xagaya waa ceeb inuu nin rag ahi ooyo.muuse fulaysanaa dagaalka muxuu inoogu bilaabi waayay waanu diyaargarownaye?
Indr Kaliilow xasuuso dhediga isaaqa
F.G inkastoo aan qof dumar ah ahay ciyaar kuma ooyo dhedigii anigaa xaal siiyey dhedigey la hooseyan
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Wed Aug 28, 2019 11:50 am
by Timiro1999
LeJusticier wrote: Wed Aug 28, 2019 10:41 am
SahanGalbeed wrote: Wed Aug 28, 2019 10:38 am
War ninkan the Yusuf , wakhtigu isku dhaafinaya waxan
Aniga waxa igu dambaysay berigii u reer dhiriba iyo Ethiopia yo raxanweynta iyo Dir confederation u meelaha seefta u siday oo qolooyin aan horre u maqal dagaal kula jiray.
He's one of those guys that gets better the more he is attacked
Just try to be cool and supportive .
those days he was rageedii wuxuu cabi jiray liquor. iminka wuxuu cabaa nacas, markaasay tustay SM
Adeerkaa Siloonyo ayaa gaasta diyaaradaha caba
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Wed Aug 28, 2019 11:53 am
by Timiro1999
theyuusuf143 wrote: Wed Aug 28, 2019 11:25 am
Timiro1999 wrote: Wed Aug 28, 2019 11:19 am
theyuusuf143 wrote: Tue Aug 27, 2019 2:11 pm
@x.playa
I see you inaad daaqad igala degto baad doonaysa . Laakiin I am still junior keyboard warrior. Inan ku shuqa shuqeeyo oo tii dheerayd iga raacdo dooni maayo. Anigu kaliil baan ka adagahay iyo dadkaa aan ka caqliga badanahay. Dadka waaweyn iskuma doonto I know my place. Peace
Lol cid aad ka caqli badan tahay ayaaba iska yar nacasta snet ayad tahay xoolo waaxid
Berigii hore adoo shiiraya oo bayl daacaya baad Soo geli jirtee , maanta sibaad u degentee maxaa cusub miyaad guursatay. Maabtoo dhan reerkiina baan googoynaynay looma kala hadhin , dhiig isu yeel oo waxuun tuf, reerka maanta waan isu qaawinee ku gunto
Yusuf jajaban adiga far yaradeyda ayaa kugu filan waanad ogtahay adiga iyo raga jilicsan oo dhan in aan kaga oohiyo
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Wed Aug 28, 2019 12:30 pm
by SahanGalbeed
original dervish wrote: Wed Aug 28, 2019 7:59 am
Everybody needs to cool down.......where did this suicidal attitude come from?
A few weeks ago sl was going from strength to strength and all of sudden folk wanna burn the place down.
So far Muse Bixi hasn't launched the expected major offensive, perhaps his advisors have been reading my posts.
A containment operation and protection of vulnerable local communities must be implemented.
All govt officials/officers should be banned from making any incendiary statements to the media.
Muse Bixi should make a live address to both houses of parliament.......stating that he will never abandon the search for peace even if it means stepping down for the good of the nation.
Another hidden policy of bribes must be implemented, even though some folk are against it, it is a tried and trusted method of quelling rebellions.
Good contribution for displaying some situational awareness there .
Situational awareness is the ability to identify, process, and comprehend information about how to survive in an emergency or any workplace situation. More simply, it's knowing what is going on around you.
You have a seat at the table OD The rabid dogs chasing after DON'T .Keep it up !
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Wed Aug 28, 2019 12:30 pm
by SahanGalbeed
Double post , sorry
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Wed Aug 28, 2019 9:25 pm
by kaliil
[quote=LeJusticier
Amba ma odhan wuu la socday, lamuu soconee waxay ahaayeen dhalinyaro isaga kasoo noqotay oo soo gashay.
Idarays iyo Boho masiibadoodu xitaa waxay gaadhay gobolka meelo badan. Ma rumaysanaysaa kuwa ku dhaawacmay labada reerba in daaweyntoodii laygu soo qoray? dagaalkooduna wuxuu salka ku hayaa anaa hallkan leh uyi anaa leh. dhulkaa ay kala sheeganayaana inta badan abaar baa ku disha oo way ku dayacanyihiin
[/quote]
Qofku dembi aanu gelin ina dusha laga saaro ma fiicna.anaa huba inaanu dararweyne tegine markuu qardho kasoo baxay degmada ceerigaabo ayuu toos usoo galay.dagaalkii duud-caraale biciide tiknikooyin ayay wateen,sacad yoonisna ak47 iyo bkm ayuun bay ku dagaalamayeen oo tiknikooyinkodi qardho ayay yaaleen.ragii qardho joogay markii warkaa maqleen way xanaaqeen oo qaar baa yidhi halkan uun iska joogimayne waanu noqonaynaa oo reerkaanu soo difaacaynaa.rag caare ka yimi oo dararweyne yimi way jireen waxaanay ku biireen dhalinyaradi hubaysnayd e horeba meesha u joogtay.caare iyo jabhada intii kalena buuraha ayay galeen oo ilaa hadda ku jiraan.
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Thu Aug 29, 2019 1:13 am
by kaliil
Dilkii u danbeeyay e biciide geysteen bishii ramadaan,iyadoo laga sugayo inay dadkii dilka geystay soo qabtaan oo 2 bilood laga sugayay ayay jawaabtoodi noqotay inay duud-caraale tiknikooyin ku weeraraan.maalin dhan ayuu dagaalku socday oo kuwa "ciidan qaran" ku sheeguna masoo dhex gelin markay arkeen inuu biciide gacan sareeya.maalintii labaad markii sacad yoonis soo rogaal celiyay e ragoodiina qardho qaar uga yimaadeen ayay biciide baxsadeen oo sacad yoonisna "ciidan qaran" ku sheegu joojiyeen.sadex sano iyo dheeraad dagaalku socday marka sacad yoonis gacan sareeyo ayuun baa lasoo kala dhex galaya,cidii heshiiska jebisana wax lama odhanayn.dadku xoolo caqli lahayn maahee way iska cadahay inay labada reer midna dawladu gacmaha haysay kuwa kalena sharci idinma qabtee waxaas doonteen sameeya la yidhi.
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Thu Aug 29, 2019 7:49 am
by ImamAhmed
why is only my comments being deleted
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Thu Aug 29, 2019 8:39 am
by theyuusuf143
ImamAhmed wrote: Thu Aug 29, 2019 7:49 am
why is only my comments being deleted
It's because lej hates habar awal fadhi kudurir warriors like you. Cadaalad darro weyn baa lagugu hayaa 4 username bay kaa xidheen. Waa lagu cabudhinaya , inaad faanto Laguma ogola , inaad wax iska celiso laguuma. Mid kaa horeeyey oo jibriil abokor ahaa maalin walba sidaas bay u geli jireen.

Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Thu Aug 29, 2019 8:52 am
by LeJusticier
kaliil wrote: Wed Aug 28, 2019 9:25 pm
[quote=LeJusticier
Amba ma odhan wuu la socday, lamuu soconee waxay ahaayeen dhalinyaro isaga kasoo noqotay oo soo gashay.
Idarays iyo Boho masiibadoodu xitaa waxay gaadhay gobolka meelo badan. Ma rumaysanaysaa kuwa ku dhaawacmay labada reerba in daaweyntoodii laygu soo qoray? dagaalkooduna wuxuu salka ku hayaa anaa hallkan leh uyi anaa leh. dhulkaa ay kala sheeganayaana inta badan abaar baa ku disha oo way ku dayacanyihiin
Qofku dembi aanu gelin ina dusha laga saaro ma fiicna.anaa huba inaanu dararweyne tegine markuu qardho kasoo baxay degmada ceerigaabo ayuu toos usoo galay.dagaalkii duud-caraale biciide tiknikooyin ayay wateen,sacad yoonisna ak47 iyo bkm ayuun bay ku dagaalamayeen oo tiknikooyinkodi qardho ayay yaaleen.ragii qardho joogay markii warkaa maqleen way xanaaqeen oo qaar baa yidhi halkan uun iska joogimayne waanu noqonaynaa oo reerkaanu soo difaacaynaa.rag caare ka yimi oo dararweyne yimi way jireen waxaanay ku biireen dhalinyaradi hubaysnayd e horeba meesha u joogtay.caare iyo jabhada intii kalena buuraha ayay galeen oo ilaa hadda ku jiraan.
[/quote]
Duud Caraale xitaa baratay:lol: hadaad ku yara dari lahayd inaad labada dhinacba dhegeysato waxaad ahaan lahayd suldaan, laakiinse HY bari keliyaad dhegeysataa.
Labada reer brush bay ismariyaan qoloba qolada kale ayay ku tidhaahdaa iyagaa gar daran. Hadaad labadaba dhegeysato waxaa kusoo baxaya inay labaduba beenta fidiyaan.
Waxaa jirta in dhowr jeer Boho dhaarta ka bexeen, waxaa kaloo jirta in Idaraysku dagaalkii ugu horeeyey iyagu bilaabeen dhowr jeer weeraro soo qaadeen....labada qoloba waaxaa ku jira dad faraha dhiig kula jira.
Ta DUUD CARAALE. Horta Duud Caraale odayga meeshaas loogu magacdaray wuxuu ahaa BOHO. Takale meeshaas waa meesha geela loo daran geeyo. Waa qasab in sanadkii mar geela la geeyo si'uu daran usoo cuno mudo 4 cisho. Bahaygu way ogaayeen in SY is hortaagi doono, sidaa daraadeer way sii diyaar garoobeen oo iyago hubaysan ayay geelii daran geeyeen. Markii lays hortaagey oo geeli xabadii ku dhacday nina dhintay midna dhaawacmay ayaa dagaalkii bilaabmay.
Hadaal labada dhinac waraysan lahayd waxaa kusoo bixi lahaa sheekooyin is khilaafsan, waxaadse ogaal lahayd waxaa dhabta ah. Colaada labada reer Walaa muse handraab walaa sheikh dirir baa joojin kara. Waxaa keliya oo joojin kara iyagoo fahma inaanay sidan kusii jiri karin.
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Thu Aug 29, 2019 8:57 am
by kaliil
theyuusuf143 wrote: Thu Aug 29, 2019 8:39 am
ImamAhmed wrote: Thu Aug 29, 2019 7:49 am
why is only my comments being deleted
It's because lej hates habar awal fadhi kudurir warriors like you. Cadaalad darro weyn baa lagugu hayaa 4 username bay kaa xidheen. Waa lagu cabudhinaya , inaad faanto Laguma ogola , inaad wax iska celiso laguuma. Mid kaa horeeyey oo jibriil abokor ahaa maalin walba sidaas bay u geli jireen.
Anigaba maalin walba waa laga tirtiraa qoraalada.maantaba dhawr qoraal baa la iga tirtiray. Laba jeer oo markiiba bil ahaana waa la iga xayiray. Mar kan la iga xidhay intaan mid kale soo furtay ayaa "permanent ban" laga dhigay.jeegaanta somalinet waanu isku jihaadnay.
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Thu Aug 29, 2019 9:07 am
by theyuusuf143
kaliil wrote: Thu Aug 29, 2019 8:57 am
theyuusuf143 wrote: Thu Aug 29, 2019 8:39 am
ImamAhmed wrote: Thu Aug 29, 2019 7:49 am
why is only my comments being deleted
It's because lej hates habar awal fadhi kudurir warriors like you. Cadaalad darro weyn baa lagugu hayaa 4 username bay kaa xidheen. Waa lagu cabudhinaya , inaad faanto Laguma ogola , inaad wax iska celiso laguuma. Mid kaa horeeyey oo jibriil abokor ahaa maalin walba sidaas bay u geli jireen.
Anigaba maalin walba waa laga tirtiraa qoraalada.maantaba dhawr qoraal baa la iga tirtiray. Laba jeer oo markiiba bil ahaana waa la iga xayiray. Mar kan la iga xidhay intaan mid kale soo furtay ayaa "permanent ban" laga dhigay.jeegaanta somalinet waanu isku jihaadnay.
Waan isku jihaadnay kulaha hadaba fadligooda baad ku joogta, ee dadka haw gefin. Hadada haday ku tuuraan Bal yaa kaa qabanaya ?
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Thu Aug 29, 2019 9:12 am
by LeJusticier
ImamAhmed wrote: Thu Aug 29, 2019 7:49 am
why is only my comments being deleted
Your comments is very amateurish.
Re: Have you guys watch Nuh Tani?
Posted: Thu Aug 29, 2019 9:15 am
by kaliil
[quote=LeJusticier
Duud Caraale xitaa baratay:lol: hadaad ku yara dari lahayd inaad labada dhinacba dhegeysato waxaad ahaan lahayd suldaan, laakiinse HY bari keliyaad dhegeysataa.
Labada reer brush bay ismariyaan qoloba qolada kale ayay ku tidhaahdaa iyagaa gar daran. Hadaad labadaba dhegeysato waxaa kusoo baxaya inay labaduba beenta fidiyaan.
Waxaa jirta in dhowr jeer Boho dhaarta ka bexeen, waxaa kaloo jirta in Idaraysku dagaalkii ugu horeeyey iyagu bilaabeen dhowr jeer weeraro soo qaadeen....labada qoloba waaxaa ku jira dad faraha dhiig kula jira.
Ta DUUD CARAALE. Horta Duud Caraale odayga meeshaas loogu magacdaray wuxuu ahaa BOHO. Takale meeshaas waa meesha geela loo daran geeyo. Waa qasab in sanadkii mar geela la geeyo si'uu daran usoo cuno mudo 4 cisho. Bahaygu way ogaayeen in SY is hortaagi doono, sidaa daraadeer way sii diyaar garoobeen oo iyago hubaysan ayay geelii daran geeyeen. Markii lays hortaagey oo geeli xabadii ku dhacday nina dhintay midna dhaawacmay ayaa dagaalkii bilaabmay.
Hadaal labada dhinac waraysan lahayd waxaa kusoo bixi lahaa sheekooyin is khilaafsan, waxaadse ogaal lahayd waxaa dhabta ah. Colaada labada reer Walaa muse handraab walaa sheikh dirir baa joojin kara. Waxaa keliya oo joojin kara iyagoo fahma inaanay sidan kusii jiri karin.
[/quote]
Dagaalkii u horeeyay inay sacad yoonis bilaabeen waan kuu qirayaa.ta duud caraalena hadii muran ka jiro iyada tuurba laakiin dagaalkii u horeeyay iyo duud caraale dagaaladii u dhexeeyay oo ilaa 5 dagaal noqonaya biciide ayaa bilaabay.hadii dawladi meesha ka jiri lahayd oo goaamada shirka nabada sidoodi loo fulin lahaa colaadu intaa ma socoteen siyaasiyiin baa meesha walaaqaya.mar walba waxa la lahaa cidii heshiiska jebisa gacan bira baa lagu qabanayaa.waxbana lagama qaban.cidii heshiiska jebisa hadii lagu qasbi lahaa inay soo qabtaan ninkii xabada hor rida,cidina kuma dhacdeen inay xabad rido.maalintii dhowayd markii ceelafweyn dadka lagu laayay inta ciidamo badan iyo rru loo diray ayaa ragii sacad yoonis xabsiga laga buuxiyay.sidaasoo kale baho markii heshiiska jebinayeen hadii loo ciqaabi lahaa heshiiska ma jebiyeen.rru 2 nin oo sacad yoonis ah ayay ku dileen 4 dumarana way dhaawaceen maalintii labada askari la dilay e muuse ninka reer samatar u baroortay.