SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

nine
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1042
Joined: Sat Jun 02, 2018 3:58 am

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by nine »

Murax wrote: Tue May 26, 2020 12:47 pm Why are the roads blocked?
Usually in Ramadhan
"Security" baabuurta ma baarayaan jidadkuna wayska xirayaan. Baaritaan dheeraad ah ama amni gooni ah lama keeno. Ilaahay baa dadka haya. People struggle to move about in magaalada Xamar waa city full of Bajaaj.

Abkoow waxa badan ayaa ku khilaafay laakiin runtiis weeye dadka meesha dega no matter what qabiil are fed up with silly road closures in Ramadhan without more security.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by Murax »

nine wrote: [quote=Murax post_id=4979547 time=<a href="tel:1590515234">1590515234</a> user_id=143455]
Why are the roads blocked?

[/quote]

Waa fahmay lakin I’ve been hearing about these road closures for years, not just this Ramadan. So are they closing the roads because the checkpoints arn’t manned or it even worse in that they’re too lazy to search cars?
nine
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1042
Joined: Sat Jun 02, 2018 3:58 am

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by nine »

They mainly search cars at night
Splash
Posts: 54
Joined: Sun May 12, 2019 9:42 pm

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by Splash »

sahal80 wrote: Wed Apr 15, 2020 4:47 am
Murax wrote: Wed Apr 15, 2020 3:40 am
sahal80 wrote: :lol: Xoogaga waxay ku riyoonayaa extension iyo buunbuuninta coronavirus laakin xaqiiqatan waaba wadkooda nimankan wax walbe dumiyay hadii baarlamaanka ilaahay ka qabto waa ilaahay mahadiis. hadii lagalo extension period awood sharciyeed malahaan karaan ay wax ku maquuniyaan laakin hadii oct doorashadii baarlamaanka dhacdo dee wali mandate bay heestaan marka ayagaaba lugta iska tooganaya!

sadex mid mid bay noqon
1-beesha caalamka gives priority to stability and peaceful transition of power than coronavirus wich may last longer but the lockdown will be lifted in july and as far as august. in EU it will be lifted in June. Ethiopian elections was supposed to take place in august so their excuse works well.
beesha caalamka knows that Farmaajo haduu 300 oo malin kadib xukunka dhiibi waayo there will be dagaal in xamar wich will not spare his central town per HAG plan(not me dont shoot the messenger) i just hope it wont last a 3 days to avoid more bloodshed . Hawiye will declare Abgaal president and take over wardhiigley in 24 hours. as amisom will not interfere i dont think Farmaajo will stay when the first bullet pass his head :lol:

2- maadama soo xulista xilibaanada federalka laga gaari karin waa in si dagdag ah loo xaliyo khilaafyada dawlada federalka iyo dawladaha xubnaha ka ah like JL iyo PL, JL heshiis ayaa ka dhacaya once they go back to kismaayo and the airlines were freed.

waxaa is raaci raba Galmudug iyo Hirshabelle dhawaan oo taageeri doona mawqifka siyaasiyiinta hawiye iyo xilibaanadooda iyo shirarka aaya ka tashigooda. afartaas dhinac iyo dawlada iyo xisbiyada mucaaradka waxaa ka soo bixi kara in baarlamaanka kaliya loogu daro oo ay madaxwaynaha doortaan oo xiligiisa cabsi coronavirus jirin :lol:

3- waxaa jira qorshe farmaajo waligiisba rabay oo ah mudo ku darsi waxayna ka cadahay in ay waxwalbe diyaarsanayn. Farmaajo wuxuu gaarey heer uu itoobiyo integration iska dhaafe ku yiraahdo dalka dhan qabsada min berbera ilaa kismaayo maadama masar soo gali karto. hadaan ka hor imaano waxay soo gali kartaa berbera iyo kismaayo ayadoo kenya iyo imaaraadka kaashanaysa. si loo hirgaliyo agendahaan itoobiya waa inay meesha farmaajo ku heeyso waayoo hadii dawlad cusub dhalato waxay la safan karaan sacuudiga iyo masar. saa darteed waxay u xilsaartey AU(african union) inay sameeyaan "extension with conditions" oo ah in mucaaradka la siiyo pmka. arintaan waxay uga sii dartey khilaafkii farmaajo iyo kheyre waayo maaha kaliya mucaaradka inay qaadanayaan pmka ee si waqooyiga masar looga ilaaliyo maadama itoobiya rabto in labada dhinac hal dawlad ahaan baalasha ushoo gashato farmaajo iyo xoogagiisa waxay la soo shirtageen garxajis ayaan pmka siinaynaa hadii nala doorto waliba mahdi, kheyre waxaan ka dhigaynaa FMka iyo international cooperationka oo isugu darno kkkk

kheyre inta ku dhuftey buu markuu itoobiya tagey soo jeediyay inuu asaga irir yahay oo waxaan ka socon karin xamar oo al shabaab ku xeeran yihiin aduunkana waa ogyahay inaysan ka dhici karin xamar madaxwsyne daarood ah iyo raysulwasaare isaaqa maaha waagii 60skii daaroodna hada waxaaba matalaba PL oo xamar u dhiganta xamar haku darsadaan cid yeelaysa maleh ugu danbayn SL kheyrana waa diiday waxay tiri hadii integation aan samaynayno anagoo labo wadan ah ayaan kula samaynaynaa.

James swan markii loo soo gudbiyay mashruucii "extension with conditions" wuxuu yiri anagu we "we don't entertain one sided political views" mawqif loo dhanyahay ayaan qaadan karnaa fikirkii waxaaba ka hiryimid mucaaradka iyo PL iyo JL iyo Hirshabelle oo kheyre ka ag dhaw hadana only Galmudug ayaa dhiman.

khayaarkaan extension in exchange of pm saan ayuu daciif u yahay. xataa kaba dhigba inuu dhaco farmaajo muxuu samaynkaraa markaas asagoo uu la fadhiyo nin uu ka qaadi karin oo ah abgaal ama HG oo mucaaradka ka yimid? Nothing! wallahi xabsi guri aa la dhigaa :pac:

i editted only for misspelling and typos never changed any line.

Shiikh,

Xaadir, fair enough. Lakin agow I'm going to bookmark this thread. Hadowti you cannot hedge your bets and say 'Well this was going to happen, lakin saas iyo saas baa dhacay marka it didn't work out'. If there is a extension, and none of the stuff you mentioned happens then you have to admit your sources are qashin. Again Shiikh Fyi, I'm bookmarking this thread maa ansaa haadil maudhuuc In Shaa Allah :lol:

Kees70 wuu iska xanaaqsanyahay cuqdadna baa galay marka I give him a pass.
mursal aa madaxwayne noqonaya xabad in la rido maba gaareyso waa hadii heshiis dhici waayo ha hor febraayo oo ah in baarlamankan doorto madaxwayne cusub.
Langaab xawaadle 😂😂😂 the kids of Osman atto talking loomaooyan .5 nobody evenknows ur qabil Somalia waxba Ka iskama celisid 9months a occupation by another qabiil lool
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by AbkoowDhiblaawe »

Murax wrote: Tue May 26, 2020 7:02 pm
nine wrote: [quote=Murax post_id=4979547 time=<a href="tel:1590515234">1590515234</a> user_id=143455]
Why are the roads blocked?
Usually in Ramadhan
"Security" baabuurta ma baarayaan jidadkuna wayska xirayaan. Baaritaan dheeraad ah ama amni gooni ah lama keeno. Ilaahay baa dadka haya. People struggle to move about in magaalada Xamar waa city full of Bajaaj.

Abkoow waxa badan ayaa ku khilaafay laakiin runtiis weeye dadka meesha dega no matter what qabiil are fed up with silly road closures in Ramadhan without more security.

Waa fahmay lakin I’ve been hearing about these road closures for years, not just this Ramadan. So are they closing the roads because the checkpoints arn’t manned or it even worse in that they’re too lazy to search cars?
[/quote]

Horta only in Ramadan it would be acceptable. But roads have been closed for years now almost 2 years. Only Warshadaha and Soddonka are fully open. Because it's far away from dowladda territory. Only bajaajs are allowed in the rest of the city. Wax kala wareeg la dhaho ba jirta.

This ramadan all the roads was closed even for bajaajs.

Nine and Grandpa are very updated.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by AbkoowDhiblaawe »

nine wrote: Tue May 26, 2020 10:42 pm They mainly search cars at night
More road closures :snoop:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by grandpakhalif »

AbkoowDhiblaawe wrote: Wed May 27, 2020 5:04 pm
nine wrote: Tue May 26, 2020 10:42 pm They mainly search cars at night
More road closures :snoop:

Xamar made me hate driving gobollada is more free, in Xamar you gotta pay an arm and leg just to drive across the city
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by Murax »

:lol:

NIEC rules out elections this year, says earliest March 2021
30
Shares
facebook sharing button twitter sharing button linkedin sharing button messenger sharing button whatsapp sharing button email sharing button

Saturday June 27, 2020

MOGADISHU (HOL) - A popular vote in Somalia is not feasible this year, the country’s electoral body has said noting such an option is only possible within nine to 13 months.

The National Independent Electoral Commission (NIEC) chairperson Halima Yarey told parliament today the commission needed up to 13 months to prepare a credible poll where Somalis will cast their vote individually.

Yarey said to conduct the vote based on the Elections Law, the Commission will need 13 months to carry out nationwide biometric voter registration. The Elections Law which is currently undergoing amendments only settles for use of technology and does not provide for manual option.

But in her submission to the House today, the NIEC chair suggested flexibility noting the manual option is cheaper and faster and could take only nine months as opposed to biometric which is costly in acquisition and training of staff.

In effect therefore, Yarey said, the earliest Somalia can go to the polls is March 2021 if Parliament approves the manual voter registration option. But if parliament does not bend, then the country will be ready for elections in August 2021 under the biometric system.

It’s notable that these timelines are based on the understanding that voter registration kicks off next month.

This timeline is not viable since Parliament is even yet to dispense with amendments to the Elections Act let alone a host of other preparations such as acquisition of biometric equipment, training of staff and security logistics.

With the pronouncements today, Somalia will therefore not beat the Constitutional provisions which dictate that the term of the current parliament lapses by November this year while a new president must be elected by February 2021.

Somalia may now contemplate the 2016 model which provided for participation of 14,025 delegates to elect the 275 MPs or a similar version to meet the constitutional timelines.
nine
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1042
Joined: Sat Jun 02, 2018 3:58 am

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by nine »

Murax

Where are Reer Dhaarasho :pac: :pac: :damn:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by sahal80 »

Murax wrote: Sat Jun 27, 2020 8:50 am :lol:

:pac:

keep entertaining yourself like Farmaajo has any more mandate right now let alone next year. who said that Farmaajo is not playing around and not wanting extension and that halimi yareey is not his shaqaalo? the questiin is CAN HE?

since i dont post no more political topics a friend has ask me what is the latest that were going on i said this.

Sent: Thu Jun 18, 2020 6:29 pm
by sahal80

.......deleted some about HAG secrets. "hada crazy farmaajo wuxuu rabaa inuu xaliimo yareey isticmaalo 27 bisha kulanka barlamaanka ay hor tagi doonto oo ay si ay extension ugu dhawaaqdo iyo 1v 1p kahor shirka FGS-FMS oo uu reality ka dhigo kheyrana wuxuu u ololeynayaa in shirka FGS-FMSka la soo hor mariyo waayo extension uu ka baqayaa"

this Naag and her NIEC will be gone bc she failed to hold 1p 1v in 2020 that was her mandate. a new commission will be tasked to prepare for indirwct elections

secondly PL and JL will not be attending the meeting farmaajo called for for changing what they agreed in the zoom meeting about the fake xeerarka doorashada exposed by abdi hashi recently and are instead supporting abdi hashi holding the conference for the FMS

right now there is a meeting for madasha in Xamar.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by original dervish »

If there is no election Farmaajo must either resign or be removed by force.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by Murax »

Oh my gosh Sahal could you just shut up and take the L. Wallahi Cadiim I did jot read one line of what you wrote, let alone that entire madax xanuun inducing rant. Like I said months ago, no elections Feb, period :lol:
nine
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1042
Joined: Sat Jun 02, 2018 3:58 am

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by nine »

Murax wrote: Sat Jun 27, 2020 11:08 am Oh my gosh Sahal could you just shut up and take the L. Wallahi Cadiim I did jot read one line of what you wrote, let alone that entire madax xanuun inducing rant. Like I said months ago, no elections Feb, period :lol:

Farmajo ditched Darod for Hawiye and he's still angry I'm telling you bro he probably thinks like 91 faqash irirnimo blah blah
nine
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1042
Joined: Sat Jun 02, 2018 3:58 am

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by nine »

original dervish wrote: Sat Jun 27, 2020 10:22 am If there is no election Farmaajo must either resign or be removed by force.
Have that energy for your SNM pimp little concubine
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: SNET N&N Muccarad, I'm Mentally Preparing You: No election Feb, 2021,

Post by Murax »

nine wrote: Sat Jun 27, 2020 11:18 am
Murax wrote: Sat Jun 27, 2020 11:08 am Oh my gosh Sahal could you just shut up and take the L. Wallahi Cadiim I did jot read one line of what you wrote, let alone that entire madax xanuun inducing rant. Like I said months ago, no elections Feb, period :lol:

Farmajo ditched Darod for Hawiye and he's still angry I'm telling you bro he probably thinks like 91 faqash irirnimo blah blah

I heard a rumour MX politicians in Xamar are nicknamed ‘Marexaan Hiiraab’. I guess it makes sense :russ:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”