Yes, it is a Somali ridicule/dismissal/brush off for someone who nonsensically blabs or says much without any of it being worthy of serious consideration.skywalker25 wrote: Thu Apr 27, 2023 8:49 pmOut of interest what do you mean by this I’ve seen you pay this in the past. Are you talking about the same Ina Igarre and is this suppose to be some sort of insult?Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 3:39 pmIska hadloow ina Igarre, Garaad la'aan kugu adkaataye hoo ka dhan DOQON WUU HADLAA WAXSE MA YIRAAHDO. Waano intaas baa kugu filan.BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 3:32 pm Waxaan ogaa Voltage oo lagu caydhsado Somnet, iidoorku bah dilaan ilaa heer aan PM kaga ergeeyay oo aan ragaad is hayseen si gaar ah ula hadlay anigoo leh "War nimanyahow ninkaa ka kala dhima karbaashka waa miskiin Marexaan e " jawaabtoodii waxay noqotay "Waad ku cusubtahay golahan Midgaankaa abaalkiisu waa uun Karbaash"
Waa gartaa, golihii waxaa af duubtay Marexaan adigiina dabeecadihii lagugu xaman jiray baad banaanka la timid!
futa kala qaad iyo inaad threads-ka adigu aad dhawr ciwaan isaga jawaabto , kolba gidaar adigoo madaxa la dhacaya
Haa, afka qalaad waad iiga yara fiican tahay anna Afka Soomaliga ayn darajada gabyaa ama HAL-ABUUR ka marayaaa.
Laakin Af Ingriisku caqli kuu noqon maayo, mar waliba waxaa tahay Voltage-kii la ihaanaysan jiray ee haybta bo.oon Marexaan ka ahaaa![]()
![]()
I am assuming it has something to do with the only Igarre I have heard about to which you allude, but that's just an assumption and I wouldn't know why if it were about him.
This would be a question for Yusuf or LJ or something.