Page 7 of 7
Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Thu Apr 27, 2023 10:34 pm
by Gubbet
skywalker25 wrote: Thu Apr 27, 2023 8:49 pm
Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 3:39 pm
BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 3:32 pm
Waxaan ogaa Voltage oo lagu caydhsado Somnet, iidoorku bah dilaan ilaa heer aan PM kaga ergeeyay oo aan ragaad is hayseen si gaar ah ula hadlay anigoo leh "War nimanyahow ninkaa ka kala dhima karbaashka waa miskiin Marexaan e " jawaabtoodii waxay noqotay "Waad ku cusubtahay golahan Midgaankaa abaalkiisu waa uun Karbaash"
Waa gartaa, golihii waxaa af duubtay Marexaan adigiina dabeecadihii lagugu xaman jiray baad banaanka la timid!
futa kala qaad iyo inaad threads-ka adigu aad dhawr ciwaan isaga jawaabto , kolba gidaar adigoo madaxa la dhacaya
Haa, afka qalaad waad iiga yara fiican tahay anna Afka Soomaliga ayn darajada gabyaa ama HAL-ABUUR ka marayaaa.
Laakin Af Ingriisku caqli kuu noqon maayo, mar waliba waxaa tahay Voltage-kii la ihaanaysan jiray ee haybta bo.oon Marexaan ka ahaaa
Iska hadloow ina Igarre, Garaad la'aan kugu adkaataye hoo ka dhan DOQON WUU HADLAA WAXSE MA YIRAAHDO. Waano intaas baa kugu filan.
Out of interest what do you mean by this I’ve seen you pay this in the past. Are you talking about the same Ina Igarre and is this suppose to be some sort of insult?
Yes, it is a Somali ridicule/dismissal/brush off for someone who nonsensically blabs or says much without any of it being worthy of serious consideration.
I am assuming it has something to do with the only Igarre I have heard about to which you allude, but that's just an assumption and I wouldn't know why if it were about him.
This would be a question for Yusuf or LJ or something.
Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Thu Apr 27, 2023 10:40 pm
by Gubbet
Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Thu Apr 27, 2023 11:00 pm
by Gubbet
Forgoodnessake, fock off child. "Adkayso." Lax waad tahay walle iyo bille.

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Thu Apr 27, 2023 11:19 pm
by Gubbet
Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Fri Apr 28, 2023 1:36 am
by Gubbet
BestP, who is currently on your ignore list, made this post.
Display this post.
I couldn't make this up if I tried my hardest. Normally not one to fundamentally get personal with someone, the one time I semi-seriously but "obliviously" implicated being left with indifference regarding what I have observed of one's faculties---said individual decides then and there to instigate proof of my charge with all the barminess of feeble wit their level of juvenile obnoxiousness as I have witnessed was masking all along.
If this isn't Deja Vu I don't know what is but nevertheless, I am reminded of "Best keep your mouth closed, then be seen as the fool you are." Having seen just how much of a fool, if I was indifferent at first, now I am just purely contemptuous.
Walle kuwa ku yaqaan baa kugu dhib qaba.
Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Fri Apr 28, 2023 7:45 am
by BestP
.
Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Fri Apr 28, 2023 2:54 pm
by BestP
Smile ,walaal dagaalkan dhex dhexaad ka noqo.
Voltage , aniga iyo reerka aan ka dhashay ayuu si bilaa sabab ah ugu gafay. Karbaash buu ku miyirsadaa Midgaan xun e bal ii yara kaadi oo post-yada hayga masixin
Garaad liita gocoryoow adaa, gooni u lahaaye
Gudcur dumay Midgaankii ciyee, guuxay baa tahaye
Gashi iyo dareen baad qabtaa, goor iyo ayaan e
Abidkaana goobaha dagaal, waad ku gubataaye
Guul darada waxaa kuugu wacan, shoow gun baa tahaye
Afartaa garnayl kugu dhiciyo, gumac rasaaseed dheh
Gebi iyo warraar kugu dumiyo , god iyo booraan dheh
Afar kale Gubeedoow hadeer, waad u go'aysaaye
Ma gabado gaydh iyo colaad, geesi fool adag e
Gobonimo hugeediyo caqluu, gole ku joogaaye
Marka fulayga gaadaha yaqaan, gacanta uu qaado
Sida Aar gurxamayuu wadnaa, galaw ku beeraaye
Aniguna geddaa baan ahoo, geeri baad xigiye
Afartaa garnayl kugu dhiciyo, gumac rasaaseed dheh
Gebi iyo warraar kugu dumiyo , god iyo booraan dheh
Afar kale Gubeedoow hadeer, waad u go'aysaaye
Caqli gudhan Marexaan Sadaa, guudka loo sudhaye
Waa niman talada goofaadhiyoo, gawrcoo dila e
Waa niman gamaareey ahiyo, ganato shaydaan e
Garacii Hiraabiyo Siyaad , Garabyo wayntiina
Gar-wadeenka reer Sade laawaa, gool ay dhaliyaan e
Waa niman gadaashii u cuna, waxay gardaadsheen e
Waa niman Gabooyaa badhkood, gun iyo laangaab e
Afartaa garnayl kugu dhiciyo, gumac rasaaseed dheh
Gebi iyo warraar kugu dumiyo , god iyo booraan dheh
Afar kale Gubeedoow hadeer, waad u go'aysaaye
Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Fri Apr 28, 2023 2:58 pm
by BestP
Hindisaha Marexaanka iyo Hooda xumadooda
Abidkood horseedkooda waa lagu hungoobaaye
Hogaankii Siyaad iyo la eed, habartii waallayd e 
(Yusuf Olad )
Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Sat Apr 29, 2023 5:38 am
by Gubbet
Doqonoow dabinkaa ba'! Waxu kolkaad rag moodeysaa balse caruur ama geenyo ahaayeen waa iska sidaan.
Top
BestP, who is currently on your ignore list, made this post.
Display this post.
Marhaba!
Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa
Posted: Sat Apr 29, 2023 3:05 pm
by BestP
Gubbet wrote: Sat Apr 29, 2023 5:38 am
Doqonoow dabinkaa ba'! Waxu kolkaad rag moodeysaa balse caruur ama geenyo ahaayeen waa iska sidaan.
Top
BestP, who is currently on your ignore list, made this post.
Display this post.
Marhaba!
Abidkaaba goobaha dagaal, waad ku gubataaye
Guul darada waxaa kuugu wacan, shoow gun baa tahaye