Dhega,
Thanks for hiilka...

I can count on you.
Sir Lug.,
Sida aan kaaga warwareego haddii uun aad ogaan lahayd. Alla maxaan su'aal iska qabtay.
Eebbe magaciisa ayaan kuugu dhaartey eh inta aan ogahay inaanan xataa cad ku lahayn Majeerteen even a very far far distant ayeeyo... Umana dhixin.. Ofcourse like any other Somali clan I have friends from them..
Laakiin walaal all I said waxaa weeye " Reerka ama Qofka aad neceb tahay aasha necbow, jeclaan doonteena mooyee"
Adiga ayaan kuu diidanahay dembiga aad dhex dabaalanayso marka aad reer dhan afka marsio...
Don't forget I am your 3rd grade teacher
