[quote="Ina Baxar"]Xoogsade abtigiis , aniga idin kala saaraya adiga iyoo Sir Luggoyo.
Afkan uu shalay inoola yimid ee isaga iyoo Costa isku fahman , miyaad taqaan haa iyoo maya?

[/quote]
Baxarow,
Maya afkaas ma yaqaano, waxa uu hadda meesha ku soo qorayna wax u dhow xitaa ma aha. Teeda kale, afkaas waxaa garan kara kaliya qof ku dhashay magaaladaas, Xoogsadana kuma doodayo inuu ku dhashay ee wuxuu ku doodayaa in markii la gaadhay 91, Marexaan mooyee cid kaleba aanay soo galin Kismayo sidii iyagoo dadkii kale isbaaro u dhigay, markaasuu haddana wuxuu ku leeyahay waxaanu u tarmaynay like a rabbit
