USA and Ethiopia are forcing Somaliland to reunite Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

USA and Ethiopia are forcing Somaliland to reunite Somalia

Post by COSTA »

Dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya oo u ololeynaya sidii ay Somaliland ula midoobi lahayd Soomaaliya inteeda kale

-----------------------------------------------------------

Dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya ayaa la sheegayaa inay olole xoogan ugu jiraan sidii Jamhuuriyadda isku magacowday ee Somaliland loo ogoleysiin lahaa inay la midowdo Soomaaliya inteeda kale.

Warar hoose oo laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in dadaal loogu jiro in Somaliland la ogoleysiiyo inay ka sii mid ahaato Soomaaliweyn taas bedelkeedana loo ballanqaaday inay kaalin muhiim ah ku yeelato dowladda xilligan u dhisan Soomaaliya.
mobile telephonemobile telephonemobile telephonemobile telephone

Wararka ayaa sheegaya in madaxda Somaliland loo ballanqaaday in la siinayo jagada Ra'iisal Wasaaraha iyo inay la yimaadaan Xildhibaano ay raalli ka yihiin oo u bedela Xildhibaanada hadda ku jira Baarlamaanka ee goboladaas matala.

Ololahan oo sida la sheegay xoogan ayaa soo baxay markii ay Dowladda Federaalku la wareegtay Soomaaliya inteeda kale.

Somaliweyn Media Center (SMC)
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: USA and Ethiopia are forcing Somaliland to reunite Somalia

Post by Ina Baxar »

Assuming this was true, the TFG has to go , the constitution amended allowing the average citizen to directly elect his/her president, national elections must take place then Somaliland may negotiate with the South--> long ways to go!
User avatar
*jr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4992
Joined: Wed Jun 20, 2001 7:00 pm

Re: USA and Ethiopia are forcing Somaliland to reunite Somalia

Post by *jr »

[quote="COSTA"]Dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya oo u ololeynaya sidii ay Somaliland ula midoobi lahayd Soomaaliya inteeda kale

-----------------------------------------------------------

Dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya ayaa la sheegayaa inay olole xoogan ugu jiraan sidii Jamhuuriyadda isku magacowday ee Somaliland loo ogoleysiin lahaa inay la midowdo Soomaaliya inteeda kale.

Ololahan oo sida la sheegay xoogan ayaa soo baxay markii ay Dowladda Federaalku la wareegtay Soomaaliya inteeda kale.[/quote]

If this report is true, then I submit a quote from Martha Steward..." this is a good thing"
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”