majerten kill each other in buulogaduud and flee to kismayoo
Nin Askari Ah Oo Labo Kale Oo Askari Ku Dilay Tuulada Buulogaduud Iyo Maleeshiyo Ka Soo Goostay Oo Soo Gaaray Magaalada Kismaayo
May 09,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Maleeshiyadii ku sugnayd tuulada Buulgaduud ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa is ka dilay laba nin ka dib markii uu khilaaf soo kala dhex galay. Geerida labada askari ayaa ka dambaysay kadib markii uu askari hubaysan uu rasaas ku furay goor dambe oo shalay ahayd bartamaha tuulada yoontooy oo ku dhaw Buulogaduud.
Ehelada mid ka mid ah ragga dhintay ayaa waxaa uu u sheegay Gedonet in ragga dhintay ay celinayeen askari doonayay in uu u soo ambabaxo dhinaca magaalada Kismaayo oo ay u sheegeen in uu u joogo oo uusan galin gudaha Kismaayo.
Warku waxaa uu intaas ku darayaa in ninka dilka gaystay oo ka soo jeeda Beesha Gumasoor uu baxsaday markii uu rasaasta la beegsaday ragga dhintay oo labadooduba ka soo wada jeeda jiffada Reer Mahad ee Cumar Maxamuud. Saraakiisha ayaa amar ku bixisay in la soo qabto askarigaas oo fakaday lana aaminsan yahay in uu ku sugan yahay gudaha Kismaayo oo ay ku soo badanayaan maleeshiyaadka ka imaanaya dhinaca Buulogaduud.
Dhinaca kale, wasiir ku xigeenka hawlaha guud Xasan Cumar iyo xildhibaan C/Rashiid Xidig oo ka haray wafdigii dawlada kana soo jeeda beelaha Sade iyo Absame ayaa maanta kulan kula yeeshay tuulada Buulagaduud maleeshiyo beeleedkii Kismaayo laga saaray. Ilaa iyo hadda war faahfaahsan lagama hayo waxyaabihii ay ka wadohadleen wafdiga iyo maleeshiyadii ku sugnayd Buulogaduud, waxii ka soo baxa kullankaas waan idinla socdsiin doonaa.
N D F-GEDO-NN-Kismaayo
BREAKING NEWs Gumasoor kills cudur maxmud in buulogaduud
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1156 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 9 Replies
- 1298 Views
-
Last post by union
-
- 0 Replies
- 648 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 460 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 6 Replies
- 766 Views
-
Last post by new-york23
-
- 0 Replies
- 355 Views
-
Last post by Ugariyahan
-
- 93 Replies
- 11936 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 15 Replies
- 1545 Views
-
Last post by zidane88
-
- 1 Replies
- 373 Views
-
Last post by The_Emperior5