Page 1 of 1

BREAKING NEWS mayor of Ceel Afweyn is killed

Posted: Wed May 09, 2007 12:26 pm
by Hiiraan boy
(Waayaha.net)Ceel-Afweyn:-Wararka naga soo gaaraya degmada Ceel Afweyn ayaa sheegaya in degmadaas manta toogasho lagu dilay.



Allaha naxariistee Max’ed Cilmi Cali ayaa la dilay ka dib markii nin sitay gorayaha darandooriga u dhaca oo toogatay.Ninka wax toogtay ayaa isna magiciisa lagu sheegay Cali Ismaaciil Yuusuf.



Ilaa iyo hadda wax faah faahin ah laga bixin sababta ka danbaysa dilka marxuumka in ay tahay mid aano qabiil la xiirta iyo inay tahay mid siyaasadeed, waxaana aad uga naxay dilka guddoomiyahay dadka deegaanka.



Degmada Ceel Afweyn oo ka tirsan gobolka sanaag oo ah iyadu meel xoolo daaqeen ah ayaa mudaba nabad ah, waxaa sidaas oo kale hadda ka odayaal ka soo jeeda gobolka Sool ku xasuuqay Jahadii SNM.