BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by Hiiraan boy »

Xubnaha Beelahii Ka Maqnaa Kismaayo Oo Ka Dalbay Heshiis Beesha SADE Iyo Gen.Gabre Oo Sheegay Inaysan Beesha SADE Wax Xiriir La Laheyn Argagixisada Caalimiga Ah
May 09,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose iyo duqa Kismaayo oo ku sugan tuulada Buulagaduud ayaa dalbaday in la dhexdhexaadiyo iyaga iyo siyaasiyiinta iyo saraakiisha Beesha SADE ee ku sugan Kismaayo. Warkaan ayaa soo baxay goor dhaw oo uu dhamaaday kullan ka dhacay Hoteelka Maridian oo ay wada yeesheen odayaasha Beelaha SADE, wasiir ku xigeenka Hawlaha guud Xasan Cumar iyo Xildhibaan C/rashiid Xidig oo maanta kullan la yeeshay dhinaca ku sugan Buulagaduud.

Xareed Cali Durdur oo ka tirsan guddiga siyaasada Beesha Sade ayaa u sheegay Gedonet in labada xubnood ay u soo gudbiyeen dalabaad ay ka wadaan xubnaha ka maqan magaalada oo codsaday in ay heshiis la galaan beesha SADE. Xareed Cali Durdur waxaa uu carrabka ku dhuftay in ay ogolaadeen codsiga u yimid isla markaana ay soo dhawaynayaan waxii wadahadal iyadoo loo wada hadlayo siyaasiyiin kawada tirsan beelaha kismaayo wada dega oo aysan jirin wax masuuliyad ah.

Maalmahaan waxaa soo baxayay in kooxda ku sugan tuulada Buulagaduud ay ka niyad jabtay hankoodii ahaa Itoobiya taakulayn ay ka helaan. Waxaana lagu waramayaa in Saraakiisha Itoobiya ay ka diideen masuuliyiinta dawlada in Ciidanka dawlada ee ka soo jeeda beesha Sade lagu shaabadeeyo Alqaacida.

Mid ka mid ah wafdigii dawlada ee Kismaayo yimid oo Muqdisho kaga qaybgalay kullan ay lahaayeen wafdiga iyo madaxda dawlada iyo saraakiil Itoobiyaan ah ayaa soo wariyay in General Gabre Dilla oo ugu sareeya Ciidanka itoobiya in uu yiri: "Mareexaan waxaan la soo shaqeeyay 17kii sanadood ee ugu dambeeyay mana soo dhaweeyaan alqaacida qabiil ay alqaacida qawracdayna waxaa ka jira Tigree iyo Mareexaan. Hadalka Gen.Gabre ayaa ku soo aaday xilli ay saxaafadda Soomaliyeed qaarkood oo ku dhow dhow fikirka maleeshiyada beeleedkii laga eryay magaalada Kismaayo ay shaaciyeen inay xubno aragagixiso ay ku sugan yihiin magaalada Kismaayo kuwaasoo ay ku sheegeen inay Muqdisho ka soo baxeen.

Si kastaba ha ahaatee Beesha Sade oo looga bartay in aysan mucaaradin dawlad Soomaaliyeed ayaa wali ku baaqaysay in DKMG ah ay si cadaalad ah u soo faragaliso arimaha Jubbada Hoose.

N D F-GEDO-NN-Kismaayo
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by Warsame101 »

"Maalmahaan waxaa soo baxayay in kooxda ku sugan tuulada Buulagaduud ay ka niyad jabtay hankoodii ahaa Itoobiya taakulayn ay ka helaan. Waxaana lagu waramayaa in Saraakiisha Itoobiya ay ka diideen masuuliyiinta dawlada in Ciidanka dawlada ee ka soo jeeda beesha Sade lagu shaabadeeyo Alqaacida."

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


So the reason behind that heavy military build-up was the glimpsing expectation that Ethiopians would assist them in battling Mareexaan? Laughing

Mareexaan have won the military side , and now have won the political side by mocking ina Yusuf's desperate plea calls of 'terrorism' in Kismaayo.

Kismaayo = Mareexaan city
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by paidmonk »

Ilko Yar,

Kismayo = Marexan refugee camp
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by zackabdul »

[quote="paidmonk"]Ilko Yar,

Kismayo = Marexan refugee camp[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by Warsame101 »

paidmonk with your thousand multi-nicks, what happend to the Kablalax boasts that they would forcefuly re-take Kismaayo without the inclusion of Ethiopian troops Laughing

The minute that they received news that the Ethiopians wouldn't assist them, they started shooting each other and head to Kismaayo in order to seek protection with SADE

"Warku waxaa uu intaas ku darayaa in ninka dilka gaystay oo ka soo jeeda Beesha Gumasoor uu baxsaday markii uu rasaasta la beegsaday ragga dhintay oo labadooduba ka soo wada jeeda jiffada Reer Mahad ee Cumar Maxamuud. Saraakiisha ayaa amar ku bixisay in la soo qabto askarigaas oo fakaday lana aaminsan yahay in uu ku sugan yahay gudaha Kismaayo oo ay ku soo badanayaan maleeshiyaadka ka imaanaya dhinaca Buulogaduud."

http://www.gedonet.com/index.php?news=1398

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by paidmonk »

^ IlkoNet.com is not a reliable source.

Tigres are not involved, period! But you Marexan's are getting assistance from Hutu's! That's worse than Tigre!

Hutu's are now running around in Darood homes, both Harti and ilko yar. The Hutu's want to see war WITHIN Kismayo, but the ilko yar soldiers don't see that.

Anyway, there will be war, guaranteed. And yes, Kismayo will be flooded with ilko yar.
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by Warsame101 »

paidmonk, indeed, that is what you have been repeating for the last month and that is what you will be repeating for the next three years Laughing

Let us look at the past and standing facts:

1. Afgaduud and Kojaar with their Kablalax militia attacked Mareexaan businesses which consequently resulted in Afgaduud and Kojaar running for their life under the protection of reer Siyaad.
2. The Ogaadeen governer and the Harti mayor started a military build-up after they had received news that Ethiopians would assist them in retaliation.
3. After the Ethiopians informed them that they will not be sending any army to fight against SADE, they started defecting and killing amongst each other.
4. Now as a sign of defeat, they have send a plea of negotation Laughing


Military and Political= SADE win :lol
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by DawladSade »

Warsame, didnt i say this Cool


[quote="DawladSade"]When ISaaq Biixi spoke to Seyoum Mesfin (Afbiijo's boss) he got the guarantee Ethiopia is not involved in this cuz Americans are in on this with them in Somalia and the Americans already know this is a tribal fight btw the TFG but he started joking with Isaaq biixi saying "adinka Kismaayo nooma ogaladiin lakin majeerteen wee noo ogol yihiin". Surprised[/quote]

viewtopic.php?f=18&t=100031&p=1308501



don't these kids know ethiopia and mareexaan fought for half decade, signed peace, and drank tea with each other afterwards? Laughing Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by DawladSade »

[quote="Warsame101"]

1. Afgaduud and Kojaar with their Kablalax militia attacked Mareexaan businesses which consequently resulted in Afgaduud and Kojaar running for their life under the protection of reer Siyaad.
[/quote]

reer Ugaas Shermaake dheh! reer siyaad stoned ina khaliif shire for helpin afgaduud, it was reer ugaas shermaake who did that because they are the ugaasyo, nabada iyo magaca waa inay ilaaliyaan Laughing
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by Warsame101 »

Laughing Laughing I haven't read that topic but you were right Very Happy
kadarre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3085
Joined: Sun Jul 23, 2006 12:50 pm
Location: Groningen

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by kadarre »

I like the beating Marexaan are giving to the Majerteen. Laughing
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

MX last men standing? Confused
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Yup
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by Dhaga Bacayl »

This all f.ucking a game. I don’t beleive this mareexaan vs. MJ non sense.

Quite frankly, every daarood person I know supports the TFG one way or the other.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS dhabadhilifs beg for peace with merehan

Post by DawladSade »

malaha waad wareertay?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”