Page 1 of 2
Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 1:58 pm
by kambuli
Qaraabo,
Ilaahay waa isoo nabad celiyee, see tihiin? Ma sidii baad weli isu haysataan? Wax heshiis ah ma jiraa?

Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:00 pm
by HELWAA
wlc sis.................waa lagu darsadey

rose:
You have been missed

Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:09 pm
by kambuli
Helwaa,
The missing part is mutual sister...Thanks..

Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:24 pm
by LiQaaye_TDH
Eyahay iska waran, sidaad tahay? bahal safar oo dheer iyaad gashaye...
meeshad tagtay miyaanay lahayn ba Internet
Hadiyad ma ii keentay?
Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:45 pm
by kambuli
Liqaaye,
Sure waan kuu sidaa hadiyad...
Meeshu way lahayd Internet eh, I just wanted to relax a little bit and forget everything...

Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:46 pm
by Grant

Heard you were in Europe. Iska warran.
Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:46 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="kambuli"]Liqaaye,
Sure waan kuu sidaa hadiyad...
Meeshu way lahayd Internet eh, I just wanted to relax a little bit and forget everything...

[/quote]
Dee hadaad gaadhay Bahamas Inad ii kaxeyso iyay ahayde, se weye?
Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:49 pm
by Naaima
[quote="HELWAA"]wlc sis.................waa lagu darsadey

rose:
You have been missed

[/quote]
lool@ darsadey

Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:49 pm
by kambuli
Grant,
I am fine brother. Thanks
Liqaaye,
Meesha ma iska kexee ayaad mooddey? Waa ku sidee inaabti?
Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:52 pm
by LiQaaye_TDH
Na keligaad bad qoraxdi isku soo dhigtay, bila entertainment iyad ahayde..next time love, aniga iya ku geyn, Hawai next time

Bikiniga soo diyaari

Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:53 pm
by COSTA
^Liqaayoow caawa saa isu ceyneyseen ayaa aniga hada ceydiin bartey oo duubtey

Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:55 pm
by LiQaaye_TDH
Costa...Dad cuqdadi Hayso iya meesha ku ciil baxa.....
weli waxa laga xanaaqsanyahay maxu Dahabshiil ugu dhisay Hospital Lascanood iyo Bosaaso

Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:58 pm
by kambuli
Liqaaye,
Miyaadan ogeyn inaanan ahayn reer magaal... ? Waa maxay bikini iyo hawlaha aad ka hadashay? Ninyahow dadka kala baro...
Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 2:58 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
LQ is ilaali abti

Re: Ilaahay Mahaddii
Posted: Wed May 09, 2007 3:03 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="kambuli"]Liqaaye,
Miyaadan ogeyn inaanan ahayn reer magaal... ? Waa maxay bikini iyo hawlaha aad ka hadashay? Ninyahow dadka kala baro...[/quote]
Ee Bal Wayahaye, Jalbiibka ba ku dabaalo, adigu soo diyaar garow see weye, habar aa iska dhigine, inan yaro boodaysa iya tahaye.....