Page 1 of 1

Iskahorimaad kadhacay Baar Ubax kabid markii Maleeshiyaad Im

Posted: Wed May 09, 2007 4:53 pm
by Hiiraan boy
Iskahorimaad kadhacay Baar Ubax kabid markii Maleeshiyaad Imbagathi ay manta kabilaaben Baarubax inay katuuraan Indhoshareerka Gabdhaha Muslimiinta.
Iskahorimaad kadhacay Baar Ubax kabid markii Maleeshiyaad Imbagathi ay manta kabilaaben Baarubax inay katuuraan Indhoshareerka Gabdhaha Muslimiinta ah
Nin Wadaad ah oo xaaskiisalaga Furay Indhashareerkii ayaa Bastoolad Shan xabadood ku dhuftay ninkiikafuray Indhashareer xaaskiisa oo isaga lasocotey.

Halkaas oo ninkii wadaadka ahaana aykutoogteen Maleeshiyaadka Imbagathi
Kadib iskahorimaadkaas ayaa halkaas waxaa isagabaxay Maleeshiyaadka Imbagathi iyagoo kulaabtay dhinaca isgoska Howlwadaag oo ay ilaashalay kawadeen dhibaatooyin farabadan oo ay ugeysanayeen gabdhaha Wadadada ah.

Arinkaan ayaanoqondoona mid ayku quusqaataan Maleeshiyaadka Imbagathi hadii ay siiwadaan in ay Gabdho islaam ah kadhigaan Indhashreerkooda waxeyna kala kulmidoonaan dhibaatooyin badan hadii aysan kanoqon arinkaas waayo arinkaan ayaa dhalinkara kacdoonka dadka hadii aan si degdeg ah loojoojin arinkaan.