Mogdisho if you hide weapons the gov will take ur house!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Mogdisho if you hide weapons the gov will take ur house!!!!!

Post by Somaliman% »

Mogadishu 09, May.07 ( Sh.M.Network) Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa sheegtay in lala wareegi doono guryaha lagu qariyo hubka, ka dib howl-gallo maanta ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda Ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda KMG ah ay ku soo qabteen hub Fara badan iyo walxaha qarxa.

Guri ku yaala Xaafadda Mahad Alle ee magaalada Muqdisho ayay ciidamada dowladda KMG ah oo ay wehliyaan ciidamada AMISOM iyo kuwa Ethiopia ay ka soo qabteen Hub fara badan oo lagu xabaalay gurigaasi.

Hubkaan ayaa isugu jirey miinada lagu qarxiyo taankiyadda oo gaaraya ilaa 106 xabo, Bamgacmeedka loo yaqaano f1 ka oo gaareysa 460 xabo iyo Baasuukayaal gaaraya 48 sabo oo ay wehliyaan rasaastooda.

Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah ee Somalia oo uu ka mid yahay Gen. Cabdi Qeybdiid, saraakiil ka tirsan ciidamada Uganda iyo kuwo kale oo ethiopian ah ayaa ka hadlay goobta laga soo faagay hubka.

Taliyaha ciidamada Booliska Somalia Gen. Cabdi Qeybdiid oo halkaasi hadalo ka jeediyay ayaa waxa uu sheegay in cidii gurigeeda hub ku qarsata lagala wareegi doono gurigeeda iyo hubka ku qarsan intaba, lagana qaadi doono talaabo sharci waafaqsan sharciga.

Waxa uu ku booriyay shacabka magaalada Muqdisho in ay la shaqeeyaan dowladda KMG ah sidii ay gacanta ugu dhigi la heyd hubka yaala magaalada Muqdisho si loo soo celiyo amniga iyo kala dambeynta.

Howl-galkaan maanta ay fuliyeen ciidamada dowlada KMG ah oo kaashanaya kuwa Ethiopian ah iyo kuwo kale ee Midowga Africa ayaa ku soo beegmay xilli ciidamada dowlada KMG ah ay ka wadaan magaalada Muqdisho howl-gallo ka dhan ah dumarka oo ay ka siibayaan indho shareerka isla markaana ay gubayaan.

Shalay ayay aheyd markii ciidamada dowladda KMG ah ee fariisinka u ah isgoyska Aadan Cadde ay gubeen dhowr indho shareer oo ay si qasab ah uga fureen haween badan.




http://www.shabelle.net/2007/May/n11536.htm
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Mogdisho if you hide weapons the gov will take ur house!!!!!

Post by Somali-Transporter »

Do you really belive C/qeybdiid...!

He is Planin to do the same shiit with Puntland xataa somaliland..!

And if you think this guy will back up like the rest hell nooo..!

And ofcourse he will give HG their weapons back..
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: Mogdisho if you hide weapons the gov will take ur house!!!!!

Post by highclass »

Waar non of them own the houses anyway


Apart from the "Koofi Hawiye" properties they are newly build, Wallahi that is their name Laughing
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: Mogdisho if you hide weapons the gov will take ur house!!!!!

Post by Somaliman% »

[quote="highclass"]Waar non of them own the houses anyway

Laughing[/quote]


TRUE Laughing Laughing Laughing Laughing

so really they not loosing nothing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”