More ambassadors named..
Posted: Thu May 10, 2007 8:59 am
W.Geedi oo magacaabay Safiiro Cusub iyo Afhayeenka Rasmiga ah ee Dowlada Federaalka
Last Updated::2007-05-09 17:56:29
Muqdisho:- Kulan ay maanta isigu yimaadeen golaha wasiirada ee DFKMG
ayaa Ra'iisul wasaaraha Cali Maxamed Geedi waxa uu ku magacaabay xilalka Safiirro cusub iyo xilka Afhayeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Kulankan ayaa waxaa lagu qabtay xaruntii hore ee NSS-ta waxaana shir gudoon ka ahaa Ra'iisul wasaaraha DF Cali Maxamed Geeddi.
Safiirrada la magacaabay ayaa ay kala yihiin.
1- Abyan Maxamed Saalax (Ladane) oo loo magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka India.
2- Xareedo Ibraahim Maxamed (Boolis) oo loo magacaabay Safiiradda Soomaaliya u fadhida dalka South Korea
3- Maxamed Calasoow Barroow oo loo magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Indonisa.
4- Axmed Maxamed Cigaal oo loo magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta.
Waxaa kale oo la magacaabay Afhayeenka rasmiga ah ee DF Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah saxafi caan ah oo wariye u ahaan jirey Madxweynihii hore ee Soomaaliye Maxamed Siyaad Bare waxaa uu sidoo kale la taliye u noqonayaa Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Madoobe Nuunoow Maxamed.
Cabdi Fitaax Yare
HorseedNet.com