Onkod Roobku Ma Daayo...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by kambuli »

Raali ahaada waa iska calaacal.com kaygii....

Balaaydii uri jirtey ayaa igasoo hor baxday oo foofkii iga jiidhey... Balaayo ku dhacday... Ma uga tegnaa shaqada haddaba Shocked The problem is I love my job....

Anna calaacalka ma daayo, isna isma nadiifiyo....
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by DawladSade »

koow
User avatar
Babygal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3566
Joined: Wed Oct 15, 2003 7:00 pm
Location: Aapsao Alaga dUr for sure...

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by Babygal »

welcome back kambuli...
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by kambuli »

Babygal,

Thanks walaal.

Dawlad Shocked Shocked
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by Ina Baxar »

Waxan ku idhi , bal horta intaanad inaga bixin ood Paris qaban sheeko ayaa meesha ka socote , bal inoo kala caddee, reer sheikh Isaxaaq ayaad ka sheegata? Waxaan kalo ku weydiyay ma Habar Jeclada ku dhashay adiga , Liqaaye ayuun baad inaabti ugu yeedha ee.
Ka soo jawaab dee aniga waxaan ahay inaad soo ogaatay baan u maleeya.
Last edited by Ina Baxar on Thu May 10, 2007 10:24 am, edited 1 time in total.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by kambuli »

Inabaxr,

Iska daa qabyaaladda... Sowtii beri hore la aasay bahasha? Ninyahow move on.... Cool
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by Samatr »

Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by Ina Baxar »

Eeg hadda qabyaaladdu waa marka aad qof ku nacayso wuxu yahay.
Haddad cid rabto inaad waraysato , dee waa iska caadi wax la is ku naco ma' aha , waxaad tahay maaxad u qarsanaysa?
Aniigiina " abtiyaasha" baan garanaya baad igu leedahay , inaan ku oogano na waad diidaysa, wtf? Laughing

PS : samatar qof dayuuradda ka soo dagay , horta 'xogaa nasasho ah baa loo ogol yahay intaan lagu bilaabin Laughing
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="kambuli"]Raali ahaada waa iska calaacal.com kaygii....

Balaaydii uri jirtey ayaa igasoo hor baxday oo foofkii iga jiidhey... Balaayo ku dhacday... Ma uga tegnaa shaqada haddaba Shocked The problem is I love my job....

Anna calaacalka ma daayo, isna isma nadiifiyo....[/quote]

Lol@Anna calaacalka ma daayo, isna isma nadiifiyo

Hort maanta aadbaad iiga qoslisay. Thanks Very Happy
Well come back!
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by HELWAA »

Walaal qoraarad barfiim ah oo iibiy miskiinka oo oga dhig ...like a gift to him.


I'm just glad i dont work with men kala shiir wayn Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by Ina Baxar »

Wabay ku kacsadaan gabdhaha qaarkood . There's was this girl sii aan ka waabay ii ursan jirtay. I was like " damn do I smell that good, waxbana cadar maan soo marna ee"
Anyway , waxaaban caado ka dhigtay inaan " 20 push -ups" ku sii yara dhufto intaanan ag fadhiisan.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by HELWAA »

ufff..........uffff Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by kambuli »

Inabaxar,

I know you but you don't... Laughing That is the beauty of Habarnimo....


Dhega,

We need to laugh every now and then...Glad to hear that I made you laugh...

Helwaa,

The perfume helps when the person is clean..if not it only carries the B.O. further.... Sad
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by COSTA »

Kambuli ninka ma buuran yahay Laughing mise tuunta uu cunaa

any way neefta isku qabo marku soo socdo

marku dhaafana neefso

weligaan xaga dabeysha yuusan ka marin

i am sure he is African american

aloow aan jareer la sheqeyn Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...

Post by Ina Baxar »

Oh so Kambuli now you know me?
Last edited by Ina Baxar on Thu May 10, 2007 11:04 am, edited 1 time in total.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”