Mashalah mashalah
http://www.calanka.com/shinni.jpg
Beer lagu xanaaneeyo Shinni oo ku taal Dalka Turkiga ayaa lagu arkay arin Mucjso ah oo loo baahan-yahay Dadka Muslimiinta inay ku cibri-qaataan,kadib markii la arkay Shinni afkeeda ku dhistay qoraal uu ku qoran-yahay sida Sawirka kore ka muuqda Magaca (ALLAH)oo lagu qoray luqada Qur,aankeena barakeysan ku soo degay ee Af-carabiga.
Qoyskii iska lahaa Beertan Shinnida lagu xanaaneeyo ayaa diiday inay iibsadaan Beerta,kadib markii ay la soo xiriireen ganacsato badan oo codsaday inay gataan Beerta si looga dhigo xarun Dalxiis,sidii ka dhacday Beer ku taal Dalka Jarmalka oo lagu wareeejiyay silig,kadib markii la arkay in geedaha Beerta ka baxo Sanadkasta inay Caleenta soo saarto astaan ka yaabisay Dunida,Caleentan ayaa sanadkasta waxay qortaa Ashadaada (Laa Ilaaha Ila-laahu-Muxamadu Rasuulu-laahi)oo ku qoran luqada Qur,aankeena karaameysan ku soo degtay ee Afka Carabiga,cidii doonto indhahooda ayay ku soo arki-karaan Beertaa,oo ay Dawlada Jarmalka sheegtay in sanadkiiba 100,000 oo Dalxiisayaal ah soo booqdaan.
Qoyskaan Shinnida xanaaneysto ayaa ku adkeysanaya inaysan iibin doonin Beertan mucjisada ah.
Shinni Qortay Magaca Ilaahay (Subxaanalah)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 902 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 10 Replies
- 862 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 5 Replies
- 719 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 5 Replies
- 933 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 744 Views
-
Last post by Puniyo
-
- 1 Replies
- 391 Views
-
Last post by PrinceDaadi
-
- 6 Replies
- 1552 Views
-
Last post by Gatspy
-
- 15 Replies
- 1860 Views
-
Last post by malakumod
-
- 13 Replies
- 1932 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 4 Replies
- 1168 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah