DS , Puntland waa dowlad inala jaar ah inagu mucaarid ahna.
Anigu sidaada , majeertenka sii badheedh ah u ma caayo , halkaasan intaaso dhabayaco ah ku laynay na kuma soo qoro Snet. Dowladda Puntland wixii ay qalad gasho baan soo ban dhigaya akhiirkana shicibka reer Puntland baa ka faa'idaya.
Haddad wax hayso soo siida warka , haddi kale orodoo Kismaayo ku laabo
Highclass nin sharaf leh baan ku haystay , waa maxay waxanaad ku hadleyso niyoow?