Page 1 of 3
Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:30 pm
by Ina Baxar
Wax war ah oo manta aynu ku dacaayadayno Puntland meel kaste ka soo baadhay, dhallinyaro anigu soo wayay ee cid wax maqashay ma jirta?
Feel free please.

Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:31 pm
by DawladSade
puntland ma caano iyo geel baa kaa jiro waa su'aale
Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:34 pm
by Babygal
got milk?
Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:34 pm
by highclass
Wa Kulanki Siyaasinta Sigeeste ee Mamulka la lagaac baxaay Somaliland oo maanta ka dhacayo Somalinet

Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:38 pm
by Alluring
Ina Baxar, you and your cohorts continue to talk about Puntland, why is that?
Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:39 pm
by Ina Baxar
DS , Puntland waa dowlad inala jaar ah inagu mucaarid ahna.
Anigu sidaada , majeertenka sii badheedh ah u ma caayo , halkaasan intaaso dhabayaco ah ku laynay na kuma soo qoro Snet. Dowladda Puntland wixii ay qalad gasho baan soo ban dhigaya akhiirkana shicibka reer Puntland baa ka faa'idaya.
Haddad wax hayso soo siida warka , haddi kale orodoo Kismaayo ku laabo
Highclass nin sharaf leh baan ku haystay , waa maxay waxanaad ku hadleyso niyoow?
Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:41 pm
by highclass
Ina Baxar

caadi iska dhiig, wa iska kaftaan...The two S words sounded good together

Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:42 pm
by Ina Baxar
Haa okay , highclass no worries. War ma haysa adigu xagga kale?
Alluring if you're from Puntland how come you don't speak somali?
Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:45 pm
by highclass
Cadde Muse landed in bosaso today, thats a BIG news
Nothing new really......
Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:47 pm
by Ina Baxar
Widhwidh.com published an article claiming Somaliland is about to join Somalia.
They stopped calling us " dirta waqooyi"
Oh , I almost forgot 2 foreign aid workers are still kept hostage in Puntland . Is it really safe down there? Does the Cadde Muuse administration really have things under control?
Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:47 pm
by Samatr
Puntland= Somaliland minus the fresh Hareeri.
Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:48 pm
by Alluring
I speak Somali, who said I don't?

Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:50 pm
by SummerRain
[quote="Samatr"]Puntland= Somaliland minus the fresh Hareeri.[/quote]
Thats makes:
Somaliland= Puntland + the fresh Hareeri.

Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:51 pm
by biko
i spy with my lil tiny eye...
a silly lil girl..

Re: Puntland today
Posted: Fri May 11, 2007 2:54 pm
by Alluring
Same lines, all the time.
Djibouti...hiv/aids. correct?