Saraakiil ka tirsan waaxda la dagaalanka argagixisada oo ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska KM4.
Posted to the Web May 12, 14:06
Muqdisho:-Saraakiil ka tirsan waaxda la dagaalanka argagixi sada ee DFKM ayaa ku geeriyooday qaraxii maanta ka dha cay isgoyska km4 ee magaalada Muqdisho kaasoo lala beegsaday kolonyo ay la socdeen ciidamada DFKM.
Gaari ay la socdeen saraakiishan ka tirsan waaxda la dagaalanka argagixisada ayaa waxaa ku qarxay miino lagu aasay wadada dhinaceeda taasoo sababtay in gabi ahaanba uu gubto gaariga oo haraadigiisa uu dhex ceegaago wadada.
Waxaa qaraxaasi ku geeriyooday ilaa 4 qof, laba ka mid ah waa saraakiil ka tirsan waaxda la dagaalanka argagixisada waxaana lagu kala magacaabaa Ibraahim Maxamed Eelaay iyo Maxamud Islaan Cabdulle, sidoo kale askari ka tirsan ciidanka DFKM iyo qof rayid ah, waxaana ku dhaawacmay tiro kale.
Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay DFKM oo ku saabsan qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday saraakiisha ciidamada DFKM xilli ay ku sii kordhayaan Magaalada Muqdisho weerarada loo adeegsanyo miina.
Halgan.net
C/qaadir Osman
Muqdisho
BREAKING NEWS Saraakiil ka tirsan waaxda la dagaalanka argag
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1094 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 0 Replies
- 643 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 7 Replies
- 2915 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 8 Replies
- 815 Views
-
Last post by incognito1
-
- 0 Replies
- 306 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 90 Replies
- 60730 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 21 Replies
- 9842 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 14 Replies
- 5726 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 0 Replies
- 3553 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 3 Replies
- 267 Views
-
Last post by The_Emperior5