Liqaaye - About SOMTEL

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Liqaaye - About SOMTEL

Post by highclass »

What company did u say belongs to Dahabshiil? Apparently Somtel is a Partnership between Prof Ali Khalif Galaydh and Dahabshiil


"Shirkada Somtel oo ay shuraako ku yihiin Dahabshiil iyo Prof Cali Khaliif Galaydh"

http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=7217


On Ina Galaydh's CV it says he was the CEO and Chairman before he became PM (1996-2000)

http://www.hhh.umn.edu/img/assets/3727/cv.pdf
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by Hiiraan boy »

dhullos are footsoldiers

used and abused
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by highclass »

^ Xawadle were the first people clapping their Hands for Tigreey and letting them into hiiraan with no resistance


No wonder you guys are Somalis Ambassador to Ethiopia, Always do what A.Yusuf tells u to do.


Call us whatever u want, we fight for our rights, and you are the ones getting fuked up in our own land
User avatar
Sade-KING
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Fri Feb 09, 2007 6:50 am
Location: F-cking my wabeneye h0es
Contact:

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by Sade-KING »

[quote="highclass"]^ Xawadle were the first people clapping their Hands for Tigreey and letting them into hiiraan with no resistance


No wonder you guys are Somalis Ambassador to Ethiopia, Always do what A.Yusuf tells u to do.

[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

shot on the forehead, i must say. Laughing Laughing Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by LiQaaye_TDH »

Highclass.. wallahi i just read this on jidbaale and i was gonna send it to ya...Its owned by Dahabshiil and Ali khalif galeyr... but now its more like 100% Dahabshiil...

here is the article from jidbaale.com...



Nabad galyadda Caasimada Labaad eejamhuuriyadda Soomaaliya Hargeysa ayaa muddooyinkan danbe ka soo daraysa , ka dib markii habeenaddii ugu danbeeyey bamgacmeedyo lala beegsanayey xarumo kuyaala magaaladaasi ayna ugu danbaysay xarunta Somtel.



dhismaha Cusub ee magaalada Hargeysa ka dhisanayso shirkada Isgaadhsiinta Somtel ayaa Bom Gacmeed lala Beegsaday,

Xarunta Shirkada Somtel oo dhisme Cusub ah ayaa lagu tuuray Bomka iyadoo aanay cidi waxba ku noqon balse dhaawac soo gaadhay dhismaha iyo Deerka Kaalinta Cajab oo iyaduna dhinaca ku haysa.

Mid ka mid ah ilaalada Dhismaha ayaa sheegay in ay ku baraarugayn qarax weyn oo gilgilay dhamaanba dhismaha markay dibada usoo yaacayna qiiq iyo uuro ay arkayn balse aanay arag cid iyo meelk laga soo tuuray bomka.

Qaar kamid ah Booliska Saldhiga dhexe oo usoo gurmaday ayaa iyaguna sheegay inanay arag cid soo tuurtay balse markay meesha yimadayn ay ugu yimadeen uun ilaalada iyo dad kale oo kusoo toosay qaraxa.

Shirkada Somtel oo ay shuraako ku yihiin Dahabshiil iyo iyo Prof Cali Khaliif Galaydh, hasa yeeshee uu Cali KHaliif dhawaan inta badan ku wareejiyey Dahabshiil ayaa haatan waxay shirkadu inta badan ka shaqeysa gobolada Bariga iyo Maamul Goboleedka Puntland waana markii ugu horeysay ee shirkadu usoo gudubto dhinaca hargeisa.

Maaha markii ugu horeysay ee bom lala beegsado meelo ka mid ah magaalada Hargeysa waxana ka horeyey Bomkan mid lala beegsaday Guriga wasiirka Warfaafinta, Xarunta Madaxtooyada agteeda, Wasaaarada Maaliyada iyo xarunta ciidanka Dambi Baadhista oo dhamaantood saqdhaxe lagu tuuray Bom iyadoon wali aan la hayn cida si dhab ah uga dambeysa falalkan.

wasiirkaa Arimaha Gudaha Md Cirro oo mar ka waramay ayaa sheegay inay hada dad u hayaan isla markana raad fiican ku joogan cidi ka dambeysay falalkan sharcigana hor keeni doonan

Jidbaale.com
Spy10l
Posts: 24
Joined: Sat Apr 14, 2007 4:51 am

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by Spy10l »

Laughing Laughing Liqaaye walahay Naag faqash si xun u guursatay bad tahay ......
maanto dhan wakhti iskagaka lumiyen hadaan ku ogaan laha Laughing


Xataa Faqash Netka ayaa news ku ah....jidbaale.com kulahhaa

YES You and Dhiigshiileye deserver to be Burn and deported to BOSASO Laughing
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by Samatr »

spy10

Yaad ka sii tahay Durriyada reer Sheekh Isaxaaq?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by LiQaaye_TDH »

War waxan leeyahay Viiva Puntland Cool Viiva Bosaaso iyo Lascanood........
Spy10l
Posts: 24
Joined: Sat Apr 14, 2007 4:51 am

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by Spy10l »

Laughing Liqaye waa iska caadi


Naagaba ka kolba wasya bey Viva dhahaan adna u niiki ileen Faqashta ku Qabtee

Maanto dhan Naag la mheriyey baan la murmaynay........xaal qadoooo EEDO Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by LiQaaye_TDH »

Ii Kaalay aan aragne ka wax wase.....
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

[quote="Samatr"]spy10

Yaad ka sii tahay Durriyada reer Sheekh Isaxaaq?[/quote]


waar dont be stupid

he's a sheegato or somin
User avatar
Sade-KING
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Fri Feb 09, 2007 6:50 am
Location: F-cking my wabeneye h0es
Contact:

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by Sade-KING »

spy aka lucky horta waxaan la yaabay dumar kaa afdheer oo afka ka dhilleysan somalinet kumaba jirto. naa bal wax isku fal.
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by Somaliman% »

spy is a sick individual he suffers from a mental disorder...


his properly shegaato Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
JustAnOrdinaryGirl
Posts: 227
Joined: Fri Dec 08, 2006 2:28 am
Location: liverpool,uk

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by JustAnOrdinaryGirl »

say wat?
User avatar
KUN-DILE
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 894
Joined: Wed Sep 25, 2002 7:00 pm

Re: Liqaaye - About SOMTEL

Post by KUN-DILE »

High
Here is the website: http://www.somtel.ae/

Dahabshiil is a majority owner of SomTel. SomTel will be moving its HQs from Burao to Central Hargeisa.

SomTel wants to compete with the Ciidagale owned Telesom Corp: http://www.daryeel.com/telesom.htm
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”