Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
Geeddi oo xilkii ka qaaday Xuseen Ceydiid iyo Barre Hiiraale xilli uu Caydiid hore u sheegay inuu iska casilay dhamaan jagooyinkii uu dowlada ka hayay.
Muqdisho ,Sabti , May ,12 , 2007 Waagacusub.com
Cali Maxamed Geeddi ayaa qoraal uu ka soo saaray Muqdisho ku sheegay inuu xilalkii ka qaaday Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid iyo Barre Aadan Shire Hiiraale kadib markii ay gudan waayeen shaqooyinkoodii.
Xilka qaadista Cali Maxamed Geeddi oo ahayd mid la ogeysiiyay Cabdilahi Yusuf ayaa ku began xilli Xuseen Maxamed Ceydiid uu shaaciyay inaysan Somaliya ka jirin wax dowlad Federal ah iyo inuu isaga iska casilay dhamaan xilalkii uu ka hayay ,looguna yeeri Karin Ra'isulwasaarre ku xigeen iyo Wasiir toona.
Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa isagana shaaca ka qaaaday inuusan markii horeba ahayn hayiin Cali Maxamed Geeddi ,wuxuuna xusay inaysan farxad iyo murugo lahayn xil magacaabis iyo xil ka qaadis uu sameeyo Cali Maxamed Geeddi .
“ Wasaaradda Gaashaandhigga ee la sheeg sheego maxay qabataa ,ma xafiiska Cali Geeddi ayay nadaafadiisa qaabilsan tahay,anigu riwaayadaas Caruurta daawashadeeda jecel ka mid maahi,mana doonayo inaan ka sii hadlo ee hadii aad su'aalo kale qabtiin I waydiiya”sidaa waxaa yiri Korneyl Barre Aadan Shire Hiiraale oo hadalkiisa marka la dhadhansado Xukumadda Cali Maxamed Geeddi u arkay maalaa yacni,una waramayay Waagacusub.
Xilka laga qaaday Barre Hiiraale ayaa la sheegayaa in loo magacaabayo Maxamed Qanyare Afrax ,lamase hubo wali sheekadaa.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
I wanna know who replaces these two nincompoops 

Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
Shiit they got used
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
they didnt get used. they didnt do shit. they joined mucaaradka and its growing bigger
sheikh sharif
sharif hasan
husayn caydiid
barre hiraale
jamac cali jamac
its growing
sheikh sharif
sharif hasan
husayn caydiid
barre hiraale
jamac cali jamac
its growing
- new-york23
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2446
- Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
- Location: OGADENIA-jubbaland-NFD
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
maskiinka maxaa laga rabaa?..ina huraale is a just a maskiin who never hurt a fly...i guess ina yeey was holding gruges for the kismayo thing.
let me guess he will replace him with a hawiye to make the cayr happy.
let me guess he will replace him with a hawiye to make the cayr happy.

Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
Do any of you guys think the mucaarad or the opposition party members will be assinated
- new-york23
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2446
- Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
- Location: OGADENIA-jubbaland-NFD
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
yusuf is a dirty player so i dont see why not.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
The position of defense minister will be given to a Darood. Most likely A
Harti or Awrtable possibly.
Harti or Awrtable possibly.

- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
the foreign minister is now a gadabuursi men. defense minister will be a gadabuursi men
in the future riyaale will be the pm of the republic of somalia
awdalitte warriors are taking it over like they always do 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
FM was a Dirta waqooyi and now is a dirta waqooyi
The Interior minister was a habar gidr and still is a habar gidr
The old DM was a warsangeli then to Huraale and now will be another darood.

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
who cares in the end Majerteen will get the wrath of the Hutus

- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
It was in the cards as soon as they let hiiraale rot in jail under the watchfull eye of Eley
So now that makes the second high profile Marixiin to lose his job behind modowbe? marixiin are getting isloted now. Either be a Yes man like Sacad N abgaal or eat a big tasty humble pie 

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa "Fuloow Guuli kuu dhaweydaa". Barre Huuraale is history in Somali politics. He is done, gone like the wind....As for his legacy, he put the ilka-yars in hams way and now their destruction is near.
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?

To quote him:
"Markii Horeba Cid Aan Xil U Hayey Ma Jirin, Cid uu Xil U Qabtana Uusan Arag"

http://www.gedonet.com/index.php?news=1414
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Huuraale given the Boot: Will he be freed ?
b4 bare rag kahoreyey baa shaqada laga ceyrshey. So why would bare's firing soo big to aqliyarta iyo waxii lahal maala.
This is simply cabsi.
For Abdiwahaab (Kenyan) adigu iska aamus ina adeerow oo somali politic kadhax bax oo ugaaligaadi iska cun. Hawiye politicians are dumbest people. nin marexaan ah kuma dhowran laheen wallaalihiis oo ladilayo gabdha hoodan lakufsanayo.
Ina caydiid iyo barre were fired at same time, but the barre firing is making waves........go figure......barre waa nin culus
For MJs maantana waan ku karbaashi birina waan ku karbaashi.
Halheyskoodi baa noqday "Kismaayo waxaa qabsaday Alqa'ida" War isku xishooda oo wax iska dhacsha waad ceebowdeene.
Marexaan waligee buu jiray wuuna jiri. qabiil nagu dhacan majiro.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 914 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 13 Replies
- 1346 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 1 Replies
- 574 Views
-
Last post by DUFAAN_
-
- 15 Replies
- 749 Views
-
Last post by WaarYaaHaa
-
- 1 Replies
- 376 Views
-
Last post by Alphanumeric