QM oo wada hadallo ku casuumtay Maxkamadaha Islaamiga Soomaa

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

QM oo wada hadallo ku casuumtay Maxkamadaha Islaamiga Soomaa

Post by Hiiraan boy »

Jamciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa ku casuumtay Golaha Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed Shirka dib u heshiisiinta qaran ee ka dhacaya Somalia sida qosrhaha uu yahay.

Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Somalia oo dhowaan booqday dalka Somalia ayaa sheegay in shirka dib u hesiisiinta uu u furan dhammaan qeybaha kala duwan ee Soomaalida xitaa Maxkamadaha Islaamiga ah.

Mr. Fall ayaa dhowaan u tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia qiimeynta Xaaladda magaalada, si uu u eego suurta galnimada ah in shir dib u hesiisiin qaran lagu qabto magaalada.

Waxa uu sidoo kale yiri in Beesha caalamka ay Dowladda KMG ah ee Somalia ku boorineyso inay albaabada u furto dhammaan kooxaha siyaasadaha kala duwan aaminsan ee Dalka ka jira si dhibaatada loo xaliyo.

Laakiin horey ayaa Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed ay ugu gacan seereen inay ka qeyb galaan shir dib u hesiisiin qaran oo ka dhaca Dalka Somalia inay ka qeyb galaan iyaga oo sheegay in dalka la heysto oo uu cadow gacanta ugu jiro sida ay sheegeen.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”