Page 1 of 1

BREAKING NEWS Gudoomiyaha degmadaa Heliwaa oo caawa toogasho

Posted: Sun May 13, 2007 3:17 pm
by Hiiraan boy
War deg deg ah Gudoomiyaha degmadaa Heliwaa oo caawa toogasho lagu dilay
Muqdisho
Gudoomiyaha Degmadda Heliwaa Cabdulaahi Shekhoowoo dhawaan u magacaabay Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Dheere ayaa caawa lagu toogtay xaafada Wardhiiglay oo aheyd degaaanka marxuunka.

Dilka marxuunka ayaa ahaa kii ugu horeye oo lagu fuliyo dil bareer ah intii ay dagaalada ka joogsadeen magaalada Muqdisho

Dilka Marxuun Cabdulaahi Shekhoow ayaa dhacay wax yar ka hor

Marxuunka ayaa la aasi doonaa maalinta Bari ah sida ay sheegen eheladooda ay ka muuqatay cabsi

maalmahaan oo Muqdisho aheyd faluujada labaad ayaa u muuqato mid laga dheehan karo cabsiweyn madaama ay ka jirto magaalada Qaraxyo la soo qorsheeye iyo dilal bareer ah oo lala beegsanayo cid waliba oo loo arko la shaqeynya DFKMG

Re: BREAKING NEWS Gudoomiyaha degmadaa Heliwaa oo caawa toogasho

Posted: Sun May 13, 2007 3:47 pm
by Hiiraan boy
anyone who works with dowlada imbagathi will be killed