Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by DONKEYMAN »

Baydhabo: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale

Baydhabo(AllPuntland)- Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa soo dhoweeyay xil ka qaadista lagu sameeyay kadib markii wareegto shalay ka soo baxday xafiiska Ra'iisul Wasaaraha xilkii wasiirka gaashaandhiga looga xayuubiyay isaga iyo Xuseen Caydiid oo ahaa wasiirka howlaha guud iyo guryeynta.

Barre Hiiraale ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay xil ka qaadistan, isagoo beeniyay in uu gudan waayay waajibkii saarnaa.

"Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" ayuu yiri Barre Hiiraale oo sheegay in xil ka qaadista lagu sameeyay ay ka danbeysay qaabka shaqo ee uu howsha u waday, "Xilka waxaa leyga qaaday markii aan u shaqeyn waayay qaabka ay u shaqeeyaan Madaxda dowladda".

Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa ballan qaaday in uu la shaqeyn doono dowladda KMG ah ee Soomaaliya isagoo ku baaqay in wada hadal lagu xaliyo xiisadaha ka aloosan magaalada dekadda leh ee Kismaayo.

Barre Hiiraale ayaa sheegay in magaalada Kismaayo dhibaatada ka taagan ay tahay xiisad u dhaxeysa beelaha wada dega gobolada Jubbooyinka loona baahan yahay in dowladda ay u istaagto xalinta dhibaatadaasi.

Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho
User avatar
KUN-DILE
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 894
Joined: Wed Sep 25, 2002 7:00 pm

Re: Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by KUN-DILE »

I used to hear the phrase which goes like, seediga ha caloobina walaalsha iskuma hubtide.

This Huuraale is the same man that was few months ago saying that he would even sux jewish guz to fight the Ceyr led ICU. Laughing Laughing

I wonder where abouts is Ina Kalmooy Dhaqane, the so called Rufiyaan with language disability. http://www.youtube.com/watch?v=BhDC5jr5z1Q
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Re: Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by DONKEYMAN »

Iidoor, you are weaker than Mareehan. You feel unimportant cause no body interests what the hell is going on in your desert scorching two villages. Kismaayo has resources that can feed all of Somalia.
User avatar
KUN-DILE
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 894
Joined: Wed Sep 25, 2002 7:00 pm

Re: Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by KUN-DILE »

You are living in a dream Dhabayaco boy. Somalia has two power houses, Hargeisa and Mogadishu.

You will realise soon that you had been building a house of cards. Laughing Laughing
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by paidmonk »

Somaliland has two things: Dust and Isaaqs, and neither of them are needed nor wanted by greater Somalia.

Kismayo is where its at, and Kismayo will fall tonight. Cool
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Re: Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by DONKEYMAN »

You wish powerhouse.
chekc my old thread. I posted one of yo so called ministers admitting Bosaaso's competitive edge over your hell desert zomaliland. Bosaso generates $ 50 million a year . What about ur zoomaliland, less than $ 1 million.
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Re: Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by DONKEYMAN »

Maehaan have put all of their men and resources at the eyes of Kismayo a city far from their home territories. While Gedo people suffer of malnutrition and preventable diseases, the bulk of Marhean in the Diaspora are craying for war, revenge , and the defense of Kismaayo.


Baardheere 13, May.07 ( Sh.M.Network) Dhibaatooyin dhinaca nolosha ayaa soo foodsaaray dadka ku dhaqan deegaano hoosyimaada degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, xilli ay halkaasi ka cirteen roobabkii gu'ga.

Dhibaatooyinka ugu daran ee waqti xaadirkaan ay ka cabanayaan dadka ku deegaanada hoosyimaada degmada Ceelwaaq ayaa ah cudurka Malaria yada iyo nafaqo darida, xilli ay wali da'ayaan roobabkii xilliga gu'ga.

Tuulooyinka Garsaal, Buuzaar, Samaroone iyo Sheegoow oo dhamaantood ka wada tirsan degmada Ceelwaaq ayaa inta l ogyahay waxaa cudurka Malariyada ugu geeriyooday dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay 3 ruux oo labo ka mid ah ay yihiin caruur halka tiro 15 kalena ay la ildaran yihiin sida uu shabelle u xaqiijiyay Iftiin Deeroow Ibraahim oo ka mid ah saraakiisha caafimaadka degmada Ceelwaaq.

Waxa uu sheegay in inta badan dadka la ildaran cudurkaan laga keenay dhinaca tuulooyinka, xilligaan oo aanu ka jirin wax adeegyo caafimaad ah.

Waxa uu ka codsaday hay'adaha samafalka in ay la soo gaaraan gargaaro dawo.
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Re: Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by DONKEYMAN »

[quote="paidmonk"]Somaliland has two things: Dust and Isaaqs, and neither of them are needed nor wanted by greater Somalia.

Kismayo is where its at, and Kismayo will fall tonight. Cool[/quote]


Laughing Laughing Dust and Isaaq. Nothing more .
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by DawladSade »

majeerteen waa waalalahay aan siyaasad isku haysanee tallaw maxaa iidoorkaan ka galay afaaraha mareexaan??? halkaan isku aragnaa???
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xildhibaan Huuraale pledged to work with the government.

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="KUN-DILE"]You are living in a dream Dhabayaco boy. Somalia has two power houses, Hargeisa and Mogadishu.

You will realise soon that you had been building a house of cards. Laughing Laughing[/quote]

Laughing Laughing true that....
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”