Page 1 of 1

Barre Hiiraale iyo Jubbaland oo dib loo soo nooleeyey.

Posted: Mon May 14, 2007 2:27 am
by Hiiraan boy
Warar hoose oo aad loogu kalsoon yahay oon ka helnay siyaasiyiin iyo wax-garad ka soo jeeda beesha sade oo muddo deer la shaqeynayey Maamulka Tikreega, ayaa inoo xaqiijiyey in xilkaqaadistii Barre Aaden shire Hiiraale ay ahayd Mid ay isla ogaayeen Sarkaalka ugu sareeya ciidamada Tikreega ee somalia haysta iyo siyaasiyiin iyo wax-garad ka tirsan Beesha sade,iyadoo taasina ay daba socoto in la dhisho Dawlad Goboleed la magac baxda Jubbaland oo uu madaxweyne ka yahay Col.Barre.

Siyaasiyiintaan iyo wax-garadkaan ayaa sheegay in arrintaan ay muddo soo jiitameysey ka-hor intii aysan gobollada Jubbooyinka la wareegin Maxaakiimtii Islaamiga, iyadoo fikradda Dawlad-goboleedka jubbaland oo ka kooban Gedo,Jubbada hoose,iyo Jubbada dhexe uu soo gaarsiiyey Barre Hiiraale ninka lagu Magacaabo C/casiis Gure Gure oo ah safiirka Itoobiya u qaabilsan somalia, Bishii Abril ee 2005tii,horena u ahaa ninkii ku takri-fali jirey shirkii Embegathi ee lagu soo tol-tolay kooxdaan ku sifowdey Ma keensato, ma karsato.

Arrintaan ayaa haatan waxaa wada tashigeeda iyo diyaarinteedu ka socotaa Magaalooyinka Garbaharey, Baardheere, iyo kismaayo, iyadoo maleeshiyadii ka yimid Puntland ee ku sugnaa Buulo-gaduud badankooda lagu soo celiyey Muqdisho.

Re: Barre Hiiraale iyo Jubbaland oo dib loo soo nooleeyey.

Posted: Mon May 14, 2007 2:49 am
by Ugaas Diini
[quote]kooxdaan ku sifowdey Ma keensato, ma karsato.[/quote]

Funny way to describe... Laughing

Re: Barre Hiiraale iyo Jubbaland oo dib loo soo nooleeyey.

Posted: Mon May 14, 2007 2:54 am
by Somali-Transporter
what is this jubbaland...

sxiib fight for gobonimada somaliyeed

Re: Barre Hiiraale iyo Jubbaland oo dib loo soo nooleeyey.

Posted: Mon May 14, 2007 3:25 am
by Hiiraan boy
abgaal + habar gidir is gonna make banadirland. just wait.

we gonna make hiiraanland and weve the most fertile lands in somalia. we gonna be a powerhouse

Re: Barre Hiiraale iyo Jubbaland oo dib loo soo nooleeyey.

Posted: Mon May 14, 2007 8:47 am
by DawladSade
hiraan why do you bring garbage sometimes?

Re: Barre Hiiraale iyo Jubbaland oo dib loo soo nooleeyey.

Posted: Mon May 14, 2007 9:09 am
by Hiiraan boy
why?

Re: Barre Hiiraale iyo Jubbaland oo dib loo soo nooleeyey.

Posted: Mon May 14, 2007 9:20 am
by AbdiWahab252
HiiraanBoy,

U got checked by DS Laughing

Nacas Bandit who preys on the poor innocent Hawiye qaxooti Laughing