Page 1 of 3

BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE.

Posted: Mon May 14, 2007 9:37 pm
by DawladSade
!

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE!!!!

Posted: Mon May 14, 2007 9:38 pm
by Sadaam_Mariixmaan
holla @ me when he reachs Luuq

Laughing Laughing Laughing

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE!!!!

Posted: Mon May 14, 2007 9:40 pm
by DawladSade
Col. Barre Hiiraale oo wata gawaari dagaal oo gaaray deg. Baardheere

Click here to find Shabelle news in english

Baardheere 15, May.07 ( Sh.M.Network) Wasiirkii G/dhigga ee xilka laga qaaday Col. Barre Hiiraale oo wata gaadiid dagaal oo fara badan ayaa gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo, xilli khilaaf xoogan uu ka taagan yahay gacan ku heynta magaalada Kismaayo.

Xildhibaan Barre Hiiraale oo ay wehliyaan kolonyo gaadiidka dagaalka ah ayaa xalay abaarihii fiidnimo gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, xilli dhowr maalin ka hor wareegto ka soo baxday xafiiska ra'isulwasaaraha lagaga qaaday xilkii wasiirka G/dhigga.

Imaanshaha Col. Barre Hiiraale ee degmada Baardheere oo aan horey loo sii shaacin ayaa waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan ka soo bixitaankiisa Baydhabo, iyadoo wararka qaar ay tilmaamayaan in ay la xiriirto sida uu marnaba ugu qanacsaneyn qaabka madaxda dowladda ay u maareeyeen xaaladda dalka ka taagan iyo isbadalkii dhowaan xilka lagaga qaaday, waxaana warar kale ay tilmaamayaan in uu u yimid degmada Baardheere sidii uu kulamo iyo wadatashiyo ula yeelan lahaa odayaasha iyo waxgaradka.

Lama oga Col. Barre Hiiraale in uu u sii gudbi doono magaalada Kismaayo iyo in uu sii joogi doono degmada Baardheere, laakiin xiriir aanu la sameynayay Colonelka manoo suurto galin in aynu helno.

Socdaalka Col. Barre Hiiraale ee degmada Baardheere ayaa ku soo beegmaya xilli ciidamo isaga ku heyb ah ay gacanta ku hayaan magaalada Kismaayo, ka dib markii ay ka saareen magaaladaasi ciidamo ka soo jeeda Puntland.



Click here to find Shabelle news in english

Axmed Cumar Saalixi

Shabelle Media Network Gedo

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE!!!!

Posted: Mon May 14, 2007 9:41 pm
by DawladSade
Time to get a phone card!

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE!!!!

Posted: Mon May 14, 2007 9:43 pm
by AbdiWahab252
Advocator,

The New Marexan Mahdi who will lead DowladSade to the promised land full of Qule Laughing

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE!!!!

Posted: Mon May 14, 2007 9:45 pm
by DawladSade
Abdihutu, you are UNwelcome in this page. Plz excuse yourself before things get ugly.

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE!!!!

Posted: Mon May 14, 2007 9:45 pm
by gurey25
im curious as hell,
gotta try that qule

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE!!!!

Posted: Mon May 14, 2007 9:46 pm
by AbdiWahab252
Gurey,

Becareful, its been known to be addictive. Once u taste the Qule, u will never give it up.

U might even shun your Issaqness and become Marexan for the Qule Laughing

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE!!!!

Posted: Mon May 14, 2007 9:47 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Quule is a fruit in Galguduud and Mudug...

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE.

Posted: Mon May 14, 2007 9:47 pm
by S-D-M
[quote="AbdiWahab252"]Advocator,

He ain't no man to DowladSade, but the New Marexan Mahdi who will lead DowladSade to the promised land full of Qule Laughing[/quote]


Wallahi that was funy Laughing Laughing Laughing

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE.

Posted: Mon May 14, 2007 9:48 pm
by DawladSade
[quote="S-D-M"][quote="AbdiWahab252"]Advocator,

He ain't no man to DowladSade, but the New Marexan Mahdi who will lead DowladSade to the promised land full of Qule Laughing[/quote]


Wallahi that was funy Laughing Laughing Laughing[/quote]


Aren't you Raxanweyn?

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE.

Posted: Mon May 14, 2007 9:49 pm
by Sadaam_Mariixmaan
DawladSade put the HUTU in his place or ELSE

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE.

Posted: Mon May 14, 2007 9:50 pm
by Advocatar
lol, gurey........since your a fellow ilkayar, you will find it irresistible. Laughing

sdm, waan kaa shakiyey, horta adigu yaad aheed sxb?

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE.

Posted: Mon May 14, 2007 9:52 pm
by S-D-M
I'm eelaay.........


ninka raga u qir markuu wax qosolleh sheego malmalaadayahey

Re: BARRE HIIRAALE REACHES BAARDHEERE.

Posted: Mon May 14, 2007 9:52 pm
by DawladSade
Abdiwahab, why did you steal my avator. The lion's image is copyrighted. Laughing


Advo, don't waste your time on the raxanweyn kat.